Newsflash

 kooxda la baxday somali land oo albaabkasyta u garaacay siday u heli lahaayeen ictiraaf ayaa  hada waxay ka taagan yihiin quus   mudo gaadhaysa 19 sano ayay aduunka dawarsi ula wareegayeen  iyadoo dalwalba soo caydhshay.
 

Halyeygii Abdi Bile Abdi

Geesiyada SSC


Darwiish 1977
Mujaahid Cabdi
Kaamil Mire Cawaale
Riix halkan
heestii>>>

Page-ka Saado Ali


Halkan riix>>>

wararkii ugu danbeeyay ee gobolada SSC
Maxaad Kala Socotaan Garoonka Diyaaradaha..
Written by Abdirahman Cumar   
Wednesday, 10 March 2010

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle oo mudooyinkanba dhismihiisu kasoconayay duleedka magaalada Buuhoodle ayaa haatan wuxuu marayaa meel gabo gabo ah waxaana manta booqasho aanu ku tagnay aanu idiinkasoo diyaarinay warbixintan.

Daawasho Wanaagsan.

 

Last Updated ( Wednesday, 10 March 2010 )
Read more...
 
Taageerada Shirka isimada SSC, Guul Guul.
Written by Abdirahman Cumar   
Wednesday, 10 March 2010

Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo go,aamada kasoo baxay shirkii madax dhaqameedka  dhaqanaka ee Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn mudooyinkan  uga soconayay deegaanka Buuro-wadal ayaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn,

Halkan Ka Daawo.

 

Last Updated ( Wednesday, 10 March 2010 )
Read more...
 
Xagee Maryaan Magacaabistii G/khusuusidu
Written by Abdirisaaq maxamed sahal   
Wednesday, 03 March 2010

Tan iyo intii uu soo gabagaboobay shirkii madaxdhaqameedka ssc ugudhamaday tuulada buurawadal .shirkaas oo ay kasoobaxeen qodobo wax ku ool u ah bulshada ssc .islamarkaana ay isimadu kudhamaystireen qaybtii dhimanayd hogaanka ssc ee lagu dhisay magaalada nairibo .Qaybtaas oo ahayd  gole baarlamaad oo kakoobnaa 18xubnood iyadoo ay isimadu kudareen 3xubnood tirada ay kadhigeen 21 uguna magacdareen goloha khusuusida .

Last Updated ( Wednesday, 10 March 2010 )
Read more...
 
Xarakada Alshabab ee Jubooyinka oo xidhay Dugsiyada Afmadow
Written by Jaamac Buraale   
Tuesday, 02 March 2010

                  wararka nagasoo gaadhay  maamulka Afmadoow ayaa sheegaya  in maamulka Xarakada Alshabaab   ee gobolada Jubooyinka  ay albaabada u laabeen  Dugsiyadii waxbarashada  ee magaalada  Afmadoow  iyogoo dhanka kale   shir u qabtay   odayaasha  magaalada  kuna amray in ay keenaan dhalinyaro badan oo ka qayb gasha Jihaadka.

Last Updated ( Tuesday, 02 March 2010 )
Read more...
 
Xaflad Xilwareejin Ah Oo Ka Dhacday TELESOM .
Written by Abdirahman Cumar   
Thursday, 25 February 2010

Xaflad balaadhan oo xilka loogu kala wareejinayay Maamulkii hore ee shirkada isgaadhsiinta ee Telesom iyo maamule cusub oo dhawaan loosoo magacaabay ayaa maanta ka dhacday xarunta shirkada isgaadhsiinta TELESOM ee magaalada Buuhoodle.

Last Updated ( Thursday, 25 February 2010 )
Read more...
 
tahinyaad aroos
Written by allcan news   
Tuesday, 23 February 2010

 

 

 

hambalyo bambalyo  hambalyo
waxaa maalintii  axadii  21.02.20010
ku aqal galay magaalada dhagax buur ee kilinka shanaad  ee ethiopia
 aas aasihii ururka sudo
mudane said maxamed maxamud sanbal iyo
 marwadiisa ayan biixi mataan
waxaa  halkan  uga hambalyeynaya urur weynaha sudo iyo dhamaan jaaliyda  ssc ee u
iyo dhamaan dadkan hoos ku qoran
waxaana ilaahay uga baryaynaa in ay noqdaan kuwii
Ubad khayr qaba kala helo Wiil & Caano Gabadh & Caano Aaamiin..

 dadka

 

Read more...
 
Beesha Rer Abokor Muuse oo Taageerty G/isimada
Written by Abdirisaaq maxamed sahal   
Monday, 22 February 2010
Salaanta Islaamka ayaan idinku salaamaynaa, anagoo ah qurba joogta beesha Abokor Muuse, kadib markaanu yeelanay kullan talefoon (Teleconference)..
Read more...
 
Jaaliyada SSC ee Melbounre oo Taageeray.
Written by Abdirahman Cumar   
Sunday, 21 February 2010
shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan jaaliyda melbounre ee wadanka australiya aya waxa ay ka wada hadleen xaalada guud ee mandaqada SSC waxayna soo qaateen dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ay ka midka ahaayeen go,aamadii ay dhawaaan soo saareen ismada SSC ee holhol iyo buurawadal kaas oo ay aad u soo dhaweeyeen ayna taageeren.
Read more...
 
Yaa Uqalma Xubin-nimada Khusuusiga.
Written by Abdirahman Cumar   
Saturday, 13 February 2010
Muddo aan yarayn waxa Dhulbahante iskula dhex wareegayey hadalo nuxurkoodu yahay oraahdan: "Dhibaatada Dhulbahante haysata Isimada ayaa ka mas'uul ah waayo iyaga ayaan heshiis ahayn taas ayaana keentay tala la'aanta reerka haysata".
Read more...
 
Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo..
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 15 February 2010

Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac ayaa maanta Mas’uuliyiin katirsan Dowladda KMG Soomaaliya waxaa lagula eegtay qeybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho.

 

Read more...
 
xizbul islam waan soo dhowaynaynaa..
Written by Abdirahman Cumar   
Monday, 15 February 2010
 Markii ugu horeysay ayaa Ururka Xisbul islaam oo ka mid ah Ururda Islaamiga ah ee ka hanaqaaday Koonfurta Dalka Soomaaliya islamarkaana la dagaalama Dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo Ciidamada Amisom ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay soo dhaweynayaan xildhibaan Saalax Badbaado oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamanka oo isagu dhowaan shaaciyay in uu ka mid yahay Xarakada Shabaab Almujaahidiin.

 

Last Updated ( Friday, 19 February 2010 )
Read more...
 
Deeq Caawimo ah Oo La Lunsaday Maanta.
Written by Allcayn News   
Tuesday, 16 February 2010
Waxaa manta lasoo gaadhsiiyay magaalada buuhoodle caawimooyin loogu talo galay dadka danyarta ah gaar ahaa dadkii barakacayaasha ahaa ee dhawaan dabku qabsaday xaafadii ay ka daganaayeen magaalada caawimadaasi oo isuugu jirtay Raashin iyo bustayaal taasi oo dadkii loosoo dhiibay Lunsadeen.
Last Updated ( Tuesday, 16 February 2010 )
Read more...
 
Urbayte oo u sharaxan G/khusuusida SSC.
Written by Allcayn News   
Tuesday, 16 February 2010
DHawaan ayay ahayd makii ay ku dhawaaqeen  ismada SSC go,aamadii shirarkoodii buura wadal iyo holhol kuwaas oo sal dhig u ahaa in la sameeyo gole loogu magac daray khusuusi kaas oo matali doona bulshada SSC mustaqbalka  awoodna u leh inuu badala ama ansixiyo hogaankii nairobi lagu soo dhisay.
Last Updated ( Tuesday, 16 February 2010 )
Read more...
 
Israsaasayn Caawa Ka Dhacday Garoon Xabado.
Written by Abdirahman Cumar   
Thursday, 18 February 2010
Israsaasayn xoogan ayaa caawa 2:30 habeenimo ku dhexmartay dhalinyaro katirsan ciyaartoyda gobolka iyo qaar kamida ilaalada garoonka kubada cagta ee Xabado Stadium football kadib markii ay qaar kamida naadiyada kubada cagtu labaxeen Caawa qaar kamida birihii goolasha ee garoonka israsaasayntaasi oo sababtay dhaawaca mid kamida dhalinyarada Sports ka.
Last Updated ( Thursday, 18 February 2010 )
Read more...
 
Hogaanka ssc oo Kusoo Fool leh Gudaha Deegaanka ssc
Written by Abdirisaaq maxamed sahal   
Thursday, 18 February 2010
 Waxaa maalmaha fooda inagu so haya ku sii fool leh deegaanada SSC madaxda hoggaanka SSC:
Last Updated ( Friday, 19 February 2010 )
Read more...
 
kooxda soomalidiid ooka quusatay ictiraaf
Written by Jaamac Buraale   
Sunday, 14 February 2010
 kooxda la baxday somali land oo albaabkasyta u garaacay siday u heli lahaayeen ictiraaf ayaa  hada waxay ka taagan yihiin quus   mudo gaadhaysa 19 sano ayay aduunka dawarsi ula wareegayeen  iyadoo dalwalba soo caydhshay.
Last Updated ( Sunday, 14 February 2010 )
Read more...
 
Iídoor dooni mayno Somaliland out
Written by Darwiish SSC - Ahmed H Aden Gubadle   
Wednesday, 10 February 2010
 Waxaana Maanta uu ku soo dhamaaday si Farxad ku dheehantahay oo rayn rayn leh Waxaan ka soo baxay Go,aan Cad Waana kan qoraalka laga soo saaray oo dhamaystira.iyo Goaankii,

 Riix halkan>>>

Last Updated ( Wednesday, 10 February 2010 )
 
Mahadnaq iyo Talo Mug Weyn oo kusocota .
Written by Abdirahman Cumar   
Wednesday, 10 February 2010
Waxaan halkan Mahad naq iyo Boogaadin uga soo jeedinayaa Madaxdhaqameedka Dhulbahante ee u dhabar adayg. Shirkii ay inta mudada ah u Fadhiyeen Magaalooyink Holhol iyo Buurawadal.
Read more...
 
Shacabka Buuhoodle oo Taageeray Go,aamadii.
Written by Abdirahman Cumar   
Wednesday, 10 February 2010
Dadwaynaha kunool magaalada buuhoodle ayaa siwayn usoo dhaweeyay go,aamadii kazoo baxay shirwaynihii isimada dhaqank ee Gobolada SSC ay ku yeesheen deegaanka Buuro-wadal.
Last Updated ( Wednesday, 10 February 2010 )
Read more...
 
Hogaanka ssc oo Soodhoweyay Go.amadi Isimada
Written by Abdirisaaq maxamed sahal   
Wednesday, 10 February 2010
Hoggaanka SSC oo si wanaagsan u soo dhaweeyay go, aanadii iyo qodabadii ay soo saareen madax dhaqameedka SSC iyo qodabadii dhaxal galka ahaa ayaa ee ay soo gudbiyeen.
Read more...
 
Jaaliyada SSC Ee Boston Oo Taageeray Go,aamadii.
Written by Abdirahman Cumar   
Tuesday, 09 February 2010

 Jaaliyada kazoo jeeda gobolada SSC ee kunool Gobolka Boston ee carigaasi maraykan oo xidhiidho dhanka isgaadhsiinta ah lasoo sameeyay xafiiska shabakada Allcayn ee magaalada buuhoodle ayaa waxay taageero balaadhan umuujiyeen shirkii isimada SSC ee deegaanka Buuro-wadal.

Last Updated ( Tuesday, 09 February 2010 )
Read more...
 

Counter

Waxad tahay booqde nr

Codaynta webka

Maxaad ugu necebtahay astaamaha SNM-ta
 

Garaad Jaamac Garaad Cali


Waraysi aan ka qabanay Garaadka
Garaadada SSC Jaamac Garaad Cali
Riix halkan>>>

Web Kartoons

Halkan riix>>>

Hanbalyo iyo bogaadin

Tacsi


inaal ilaahu wa inaa
ilaahu raajucuun

 

Badbaado Boocame 3


Badbaado Boocame 3
Riixhalkan>>

Dhulboobka Isaaq

Riix Halkan >>>

Who's Online

We have 3 guests online
© 2010 allcayn.com
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.