Gabay Ab,C/casiis

            Dadku midabka wayskaga mid iyo muuqa oogada e

Read more....

Kabaha cidhbaha dhadher
            Xog ku saabsan Kabaha cirbaha dhaadheer oo haweenku ay ku xaragoodaan iyo xanuunka ka dambeeyo

Read More...

ku xayaysiiso Allcayn.com

 

Last news
      Madaxweyne Shariif iyo Amp:Mikal Renberg oo kulan xasaasi ah goor dhaw uu uga bialwday Nairobi

Read More.....

Warakii Udambeyey

             xildhibaan Max'uud Nuur Tarzan ayaa Maanta loo caleemo saaray in uu noqdo Gudoomiyaha G,Banaadir

Read More........

wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Hogaanka SSC oo Maamul umagacaabay Gobolka Cayn(Daawo Sawiro)

User Rating: / 8
PoorBest 

Munaasabadloo ay ka soo qayb galeen Hogaanka SSC Somalia, Isimado, Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ayaa manta ka dhacday magaaladda Buhoodle,ugu horayn waxaa halkaas ka hadlay Afhayeenka SSC Axmed Gac mayare oo ka warbixiyey sababaha keenay Maamulka SSC ee xiligan sidoo kalena waxa uu Axmed Akhriyey Xubnaha Maamulka Gobalka iyo kan degmadda, isaga oo ugu danbayntiina xubnahaas dhaariyey.

Read more...

 

Dawlada soomaliya oo sheegtay in weerar ku qaadi doonto magaalada baladwayne

User Rating: / 1
PoorBest 

Saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in saacada soo aadan ay la wareegi doonaan gacan ku heynta Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Read more...

 

Raul Gonzales oo ku biiray naadiga Schalke

halyaygii kooxda Real Madrid kabtan Raul Gonzales ayaa ku biiray kooxda Schalke ee dalka Jarmalka isaga oo soo gaba gabeeyey 18 sano oo uu ka tirsanaa naadiga ka dhisan dalkaasi Spain.

Read more...

 

Golaha Xukuumadda Cusub maamulka hargaysa

User Rating: / 10
PoorBest 

axmed siilanyo oo ay dhowaan doorteen maamulka hargaysa ayaa maanta waxaa uu ku dhawaaqay Golihiisa warsiirada ee ay yeelan doonto jabhadaasi waana kuwan hoos ku qoran .

Read more...

 

Golaha Amaanka ee qaramada midoobay oo sheegay in la dadajiyo ciidamada loogu deeqay soomaaliya

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa midowga afrika ugu baaqaay in ay dadajiyaan ciidamada ay sheegeen in loogu deeqay dawlada soomaaliay si ay u xoojiyaan kuwa soomaaliya ka jooga dalalka burundi uganda ee ku shaqeeya magaca AMISOM.

Last Updated (Wednesday, 28 July 2010 10:04)

Read more...

 

Xagee Looga gacan haadiyey xidigii kooxda real madrid iyo spain ee Raul

Xidigii hore ee xulka Spain Raul ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka tagay kooxda Real Madrid kadib 18 sanadood oo uu ka tirsanaa, isaga oo hada ku sii jeeda horyaalada Jarmalka iyo Ingiriiska midkood.

Read more...

 

Ciidamo Hor leh oo Lo Dirayo Dalka Soomaaliya

Afficher l'image en taille réelleHogamiyaasha ururka Midowga Africa oo dalka Uganda hada ku kulansan ayaa isku raacay in ay ciidamo dheeraad ah u diraan dalka ay dagaalada aafeeyeen ee Somalia si ay u kabaan kuwa hada ku sugan Muqdisho ee AMISOM.

Read more...

 

Wareysi- Saleban Isse Ahmed Kaar Xaglo-Toosiye

Wareysi ay Xargaga Online la yeelatay Hogaamiyaha Hogaanka Mideynta iyo Badbaadinta Gobolada ssc mudane Saleebaan Xaglotoosiye

Riix Halkan >>>

Last Updated (Friday, 23 July 2010 22:08)

 

SSC Oo Gashay Warbaahinta Caalamka Iyo Tan Soomaalida Iyo Maamulka Maleeshiyada SNM Oo Ay Ku Noqotey Filanwaa

User Rating: / 18
PoorBest 

Run ahaantii waxaa xusid mudan iyo mahadnaq weriyaha lagu magacaabo Maxamed Cadow oo isagu ka tirsan warbaahinta Aljaazira qaybteeda afka ingiriisiga ku hadasha, muxuu ku mutaystey in loo mahadnaqo? Sidee bayse Shacabka ku abtirsada SSC u arkeen?

 

Read more...

 

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Maanta La Kulmay Jaaliyadda SSC Ee Nairobi.

User Rating: / 7
PoorBest 

Waxaa Maanta Kulan Ballaadhan uu dhex maray jaaliyadda SSC ee Dalka Kenya iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beryahan ku sugnaa Magaalada Nairobi..

Read more...

 

Wasiirka Arimaha Debeda Ee SSC Oo Soo Gaadhay Nairobi.

Waxaa galabta makhribnimadii soo gaadhay magaalada Nairorbi ee xarunta dalka Kenya Wasiirka Ariamaha debeda Ee SSC Pro: Mohamud Ali Jama

Last Updated (Tuesday, 20 July 2010 19:48)

Read more...

 

Xaalada Degmada Widhwidh Oo Caawa Xasiloon & Gurmad badan oo soo gaadhay ciidamada SSC

User Rating: / 16
PoorBest 

Waxaa caawa degan xaalada magaalada Widhwidh ka dib markii maanta halkaas dagaal culus ka dhacay. Ciidamada SSC ee Xaq u dirirka ah iyo maleeshiyaadka SNM ayaa isku horfadhiya agagaarka magaalada Widhwidh.

Read more...

 

Isgaadh siinta cariga SSC oo noqotay kudaafad u adeegayaasha SNM-ta

Waa layaab ah in ay nimanka ka ganacsada khadka hawada cariga SSC ay ka fogyihiin dhexdhexaad umadda oo dha ay u hiyiin.
Ku waas oo mar alaalle iyo markii ay kacdoon umada ah arkaanba, jaraya khadka isgaarsiinta cariga.

Last Updated (Monday, 19 July 2010 21:13)

Read more...

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 10 guests online