wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Horgalada Cali Sandulle Iyo Indho Indho Oo Ku Fashilmay Inay Joojiyaan Talafeeshinka Caalamiga Ah Ee Universal TV

User Rating: / 4
PoorBest 

talafeeshinka caalamiga ah ee Universal wuxuu dhawaan baahiyey dood si weyn loogu lafa guray duruufaha qalafsan ee ka aloosan deeganada SSC, hase ahaatee soo bandhiga doodaasi oo gantaal mariidle ku noqotay maamulka Hargeysa, ayey qaar ka mid ah horgalaayaasha ka soo jeedda deegaanada SSC ku guuldaraysteen inay gebi ahaanba joojiyaan.

Read more...

 

Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Maamulka Hargeysa Oo Ku Sugnaa Xudun Oo Iyagu U Soo Wareegay Ciidamada SSC

mar aanu la xidhiidhnay degmada Xudun oo ka tirsan gobolka Sool ilo si weyn loogu kalsoon yahay waxay noo xaqiijiyeen inay maleeshiyaad ka tirsanaan jirey maamulka hargeysa oo uu horboode u ahaan jirey Xuseen Ducaale Dheeg, ay isaga soo goosteen, ka dib markii ay ogaadeen in la soo gaadhay xilligii la isu taagi lahaa safaynta iyo dib u soo celinta deegamada maqan.

Read more...

 

Xaabsade oo Afka ku taagay qaar ka mida isimada SSC

User Rating: / 11
PoorBest 

mid ka mid ah warbaahinta maamulka hargeysa mar ay waraysteen Xaabsade oo ku sugnaa magaalada hargeysa, wuxuu hadal aan ka fiirsi lahayn ku yidhi laba ka mid ah isimada SSC baa wada abaabulo iyo sidii maamul loogu samayn lahaa beelaha dega SSC, isagoo iska dhisaya qoladaasi uu martida u yahayna wuxuu u sheegay inaysan taasi suuragal ahayn.

Last Updated (Tuesday, 01 June 2010 12:35)

Read more...

 

Kumannaan Arday oo wax-ka-barta Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fariistay Imtixaankii ugu dambeeyay (DAAWO SAWIRRO)

User Rating: / 1
PoorBest 

Xarumaha Jaamacadda Muqdisho ee Banaadir iyo Boosaaso ayaa waxaa maanta Imtixaankii kama dambeysta ahaa ee Simisterka 2-aad uga furmay Kumamaan Kun oo wax ka barta Jaamacadda.
Madaxa Xafiiska Imtixaanaadka Dr. Maxamed Xasan Nuur oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Xarumaha Jaamacadda ay saakay dhamaantood ka furmeen Imtixaanaadkan oo lagu soo gabgabeynayo sannad waxbarashadeedka 2009/2010.

Read more...

 

Halays dilo waxaan dirir ahayn Rag isku dayn waaye.

Haday duulal ay kula degaan il iyo duunkeeda
Diin iyo quraanbow dawa a lagu dabiibaaye
Dikri iyo idkaar eebe yaa lagula daalaaye
Hadii dayrtu ay aarantoo deeq ilaah shubayo
Danbarsame hadii geel qadhqadho dirirku seejaaye
Diraac dherer ninkii door ahaa waa digtoonyahaye

Last Updated (Monday, 31 May 2010 06:23)

Read more...

 

Wararkii ugu danbeeyey ee sportiga caalamka

 

Afficher l'image en taille réelleTababaraha wadanka Argentina Deigo Maradona ayaa sheegay haddii uu qaado koobka adduunka in uu ku dhex wareegi dooona magaalada Buenos Aires isagoo qaawan oo aanan wax dhar ah xerneyn.

Read more...

 

Kooxdii Magaca Itoobiya Huwanayd Ee Duullanka Ku Soo Qaaday Buuhoodle Oo Hantidii Ku Maqnayd Ula Gudubtay Gaashaamo.

kooxdii huwanayd magaca itoobiya ee dhawaan duullaanka qaawan ku soo qaaday magaalada buuhoodle halkaasina ka geysatay xasuuqa iyo khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca oo ay weheliso gaadiidkii ay hore u haysteen, ayaa ula talaabay dhankaasi iyo gaashaamo.

Read more...

 

Dugsiga H/ dhexe Darwiish ee Magaalada Buuhoodle oo lagu qabtay Xaflad balaadhan.

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ka dhacay munaasabad balaadhan oo  loo qabtay Ardayda ka Qakin jebisay Dugsiga Hoose Dhexe ee Darwiish gaar ahaan fasalka 8 aad Ardaydaas oo maalmo ka hor uu isoo dhamaaday Imtixaankii Sanad dugsiyeedka kaas oo ay ugu Gudbayaan dugsiga Sare ayaa waxaa maanta lagu qabtay xarunta wayn ee Dugsiga Darwiish ee magaalada Buuhoodle.

HOOSKA DAAWO SAWIRADA

Last Updated (Sunday, 30 May 2010 08:11)

Read more...

 

Gudoomiyaha Horumarinta Gobolada Ee Shirkada Telesom oo Shir Jaraa,id ku qabtay xarunta Shirkada Telesom Ee Buuhoodle.

Shirkada isgaadhsiinta ee telesoma Combanay oo kamida shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawl gala gobolada waqooyi ee dalka soomaaliya ayaa xarunta ay kuleedahay magaalada Buuhoodle waxaa shir jaraa id ku qabtay gudoomiyaha horumarinta gobolada Ing faarax sugaal Guure isagoo ka warbixiyay  cilado dhanka farsamada ah o todobaadkan gudihiisa soo gaadhay xarumaha ay shirkadu kuleedahay magaalooyinka Widhwidh xamar lagu xidh dharkayn iyo Karin dabayl wayn isagoo macaamiisha shirkadana ka raali galiyay mudadii koobnayd ee ay isgaadhsiintu ka maqnayd. 

Halkan Ka Daawo

Last Updated (Sunday, 30 May 2010 17:08)

Read more...

 

BBC oo Caddeystay Dagaalka Ay Kula Jirto Gobolada SSC

User Rating: / 25
PoorBest 

Anigoo ah Jirde Darwiish  waxaan salamaayaa dhamaan umada somaliyeed mel kasta oo ay joogaan kadib hadii aan u yara daadago u jeedada aan ku faalayn doono maqaalkan Idaacada ku baxda afka somaliga ee saldhigeedu yahay xurinta wadanka UK ayaa sida muuqata in badan soo jirtay balse iminka ku dhoow heer albaabka loo xidho sababtuna waxa ay tahay sida aad wada ogsoon tihiin intiina badan ee u dhug leh saxaafada.

Last Updated (Thursday, 27 May 2010 07:59)

Read more...

 

Warbixin Dheeraad Ah Dadka Lagu Xasuuqay Balihadhac Iyo Magacyadooda :- Daawo Sawirada Dhaawaca

User Rating: / 263
PoorBest 

Balihadhac(Allcayn):-Xasuuq arxan daro ah ayey Ciidamadda somalidiidku u geysteen dadka shacabka ah ee deegaanka Bali hadhac dadkaas oo iyagu aan ahayn kuwa ka qayb qaadanayey Dagaalka waxaana dadkan la xasuuqay ku jira Caruur da'doodu ay aad u yartay , waxaa kale oo ka mid ah dadkan la laayey maanta Hooyo Uurleh

Last Updated (Sunday, 23 May 2010 17:19)

Read more...

 

Banaan bax balaadhan oo ay dareenkooda ku muu jinayaan shacabka SSC

Last Updated (Sunday, 23 May 2010 09:53)

 

Maleeshiyada SNM Oo xasuuq Arxan Daro ah ka Gaystey shacabka Bali /Hadhac

User Rating: / 37
PoorBest 

Dadka Deegaanka Bali hadhac ayaa xaqiijinaya in halkaas ay galabta xasuuq ba'an ka geysteen Maleeshiyada SNM ee ka soo duushey Galbeedka fog ee Soomaaliya. Xasuuqan ayaa waxa aku dhintay inta la hubo 5 qof kuwaasoo 2 ka mid ahi Haween yihiin.

Last Updated (Saturday, 22 May 2010 19:06)

Read more...

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 7 guests online