Warakii Ugu dambeeyey eenaga soo gaadhay Magaalada Buuhoodle iyo Widhwidh.
Warka naga soo gaadhaya magaalad Buuhoodle oo maanta dagaal qadhaadhi ka dhacay in ay caawa degantahay i
yadoo mar mar laga maqlayo rasaas aan saas u badnayn xaafadaha xaga xadka Itoobiya xiga Dagaalkii maanta ku dhex maray Ciidamada dalkooda u dagaalamaya ee Reer buuhoodle iyo ciidamada Itoobiya ayaa lasheegayaa in goobtaas lagaga gacan sareeyey Itoobiyaanka.
Last Updated (Saturday, 22 May 2010 06:56)
Ogaysiis Teleconference Deg Deg Ah Oo Jaaliyadda SSC Qabanayso Sabtida.
War deg deg ah oo hada naga soo gaadhay Shaxda Buuhoodle
Last Updated (Friday, 21 May 2010 17:15)
war deg deg ah Dagaalka ka socda Nawaaxiga Buuhoodle
Last Updated (Friday, 21 May 2010 17:02)
war deg deg ah Dagaalka ka socda Nawaaxiga Buuhoodle
Last Updated (Friday, 21 May 2010 17:06)
Maalinta Nadaafada 18ka May Oo Siwayn Looga Xusay Magaalada Buuhoodle.
Last Updated (Wednesday, 19 May 2010 21:20)
Tartanka Jagada Raysal Wasaaraha Oo Biloday Iyo Faarax Aadan Dhalac Oo La Hadalhayo
Isha libiqsataan dhawrayee yaan lakala tuurin
Last Updated (Wednesday, 19 May 2010 08:19)
Ciidanka Sirdoonka ee Sweden oo xiray wiil dhalinyaro Soomaali oo looga Shakiyey weerar Argagaxisnimo
Last Updated (Wednesday, 19 May 2010 05:26)
Dalka Shiinaha oo laga furay Cusbataal lagu daawaynayo Dadka Qaba xanuunka Internetka.
Last Updated (Wednesday, 19 May 2010 05:01)
Baarlamnka Soomaliya oo isku raacey in uu sii hayo Gudoonka ninka ugu Da'da weyn.
Last Updated (Tuesday, 18 May 2010 21:10)
Hogaanka SSC oo soo booqday Garoonka Diyaaradaha ee Buuhoodle.
Last Updated (Tuesday, 18 May 2010 06:13)
Kulan Balaadhan Oo Uu Hogaanka SSC Layeeshay Bulshada Reer Buuhoodle.
Last Updated (Tuesday, 18 May 2010 04:43)
|
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Jaaliyaddaha(Jidbaale.com):-
War war lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhay hada nawaaxiga buuhoodle ayaasheegaya in dagaalka aybilaabeen maleeshiyada ina Riyaale ee dharka Ethiopianka soo qaatay.
Warar lagu kal soon yahay oo naga soo gaadhaya nawaaxiga caasimada gobolka cayn ee buuhoodle ayaa sheegaya in an dagaalo ka socdaan deegaanka iyo weliba magaalada Shaxda Buuhoodle dhexdeeda.
Warar lagu kal soon yahay oo naga soo gaadhaya nawaaxiga caasimada gobolka cayn ee buuhoodle ayaa sheegaya in an dagaalo ka socdaan deegaanka iyo weliba magaalada Shaxda Buuhoodle dhexdeeda.
Waxaa bilaabmay tartan xilka Raysal wasaaraha , ka dib markii madaxweyne shariif ku dhawaaqay in xukuumadii SHarmarke dhacday.
Gabaygan waxaa curiyey C/casiis Axmed Faarax waa iftiin muujinaya qorshaha Soomaliland oo hada maraysa meeshay ku baabi lahayd iyo iyada aduunku dhegaha kafuraystay sheegashadooda dawladnimo kadib markii la ogaaday inaysan gobolada SSC aysan ogolayn inay ka go aan dalka intiisa kale iyo dhoohnaanta inbadan oo shacabka SSC ah oo sacabka ugaraacaya Soomali diidka gabaygu macnayaalkale oobadan ayaad kahelaysaa
Ciidanka Sirdoonka ee Sweden ee loo yaqaano SAPO ayaa xabsiga dhigay wiil Soomaali oo looga shakisanyahay in uu wax qarxiyo kasoo oo laga qabtay magaalada Soomalida ku badan yihiin ee Goteborg
Dalka shiinaha ayaa laga furay isbitaal lagu daweynayo dadka xanuunka internetku hayo ee Internetka qabatimay kuwaas oo ay u qabato xaraaradu iyagoo maalintii dul fadhiya intertenka saacadobadan, isbitaalkan ayaa ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee laga furo dalkaa,
Xubnaha Baarlmanka oo manta kulan ku qaatey Xaruntooda cusub ayaa isku racey in uu shir gudoon sii ahaado Xaaji Axmed Shugri oo ah ninku ugu dada weyn xiligaan Barlamnka Soomaliya isla markaasna la magacaabi doonoo gudi 15 xubnood ka kooban oo diyaariya sidii loo doran lahaa gudoomoye cusub
Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Dr,saleebaan Ciise axmed ayaa booqasho mudo saacado ah qaadatay ku tagay dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Buuhoodle.
Hogaanka badbaadada iyo midaynta gobolada SSC Dr,saleebaan Ciise iyo ku xigeenkiisa Cali sabarey ayaa kulan balaadhan kula yeshay qaybaha kala duwan ee bushada reer buuhoodle fagaaraha hore ee Dugsiga Darwiish.
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




