wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Abwaan Xine Xiirey Dowladi waa SSC

http://www.realitytv.it/video/zdtWArkVfYI/buuhoodle-xine-xiirey-says-dawladna-waa-ssc-funy-gabay.html

Last Updated (Tuesday, 17 August 2010 22:03)

 

Khilaaf lagu soo afjaray magaalada Dharkeyn oo dhexmaray Hogaanka sare Ee SSC iyo qaar ka mid ah khusuusiga halkan ka dhegeyso..

Khilaafkii Dhexmaray Hogaanka,
Iyo Golaha Khusuusiga Oo La Soo Afjaray Dhagayso

 

Somalia iyo Sudan oo is mariwaayey

Cayaartoday xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 20-ka sano ayaa galabta cayaar aad u adag la yeeshay xulka dhigooda ah ee sudan waxaana cayaartaas oo ka dhacday garoonka Asmara Stadium ay labada xul isla dhaafi waayeen bar bar dhac 0-0 ah.

Read more...

 

Dagaalo ka dhacay duleedka garoowe

User Rating: / 7
PoorBest 

Waxaa maanta ka dhacay halka loo yaqaan Khayr Seexay oo kutaal duleedka magaalada Garoowe dagaal dhaliyay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac kaasoo u dhexeeyay dhalinyaro ka soo jeeda beel kamid ah beelaha dega magaalada Garoowe iyo ciidmo ka tirsan Maamulka Puntland.

Read more...

 

Wararkii ugu danbeeyey ee kubada cagta

 

Kooxda Manchester Utd ayaa u dhaqaaqi doonta xidiga qadka dhexe ee kooxda Porto Raul Maeireles hadii ay ku guul daraysato lasoo wareegitaanka xidiga reer Jarmal iyo kooxda Werder Bremen Mesut Ozil.

Read more...

 

Pintland iyo warbaahinta horseedmedia

See full size imageKadib markii maanta maxkmad ku taala magaalada Bosaso ay ku xukuntey Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire 6 sano oo xarig ah iyo ganaax gaaraya 500$.Ayaa Idaacadda BBC-da waraysi hal dhinac ah la yeelatay wasiir kuxigeenka warfaafinta Puntland Cabdiqani Salaad Gurey, waxaana uu ka hadley sababaha loo xirey Cabdfataax Jaamac Mire.

Cabdiqani Salaad ayaa war aan xaqiiqda ku fadhiyin oo runtii meel uu ka keenay aan la aqoon u gudbiyey idaacadda, waxaa ugu horeyn uu sheegay in sharciga lala tiigsadey Cabdifataax in uu yahay kan la dagalaanka argagixisada.

Read more...

 

Xulka qaranka soomaaliya oo axada cayaaraya

User Rating: / 1
PoorBest 

 

altXulka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 20-ka sano ayaa maalinta Axadaa ah ee inasoo aadan cayaarta ugu horeysa ee tartanka CECAFA U-20 ee nabada iyo horumarinta la yeelanaya dhigooda dalka Sudan.

Read more...

 

Pintland oo bilowday in ay saxaafada cabudhiso

 

Maamulka Puntland ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta 6 sano oo xarig ah waxaa uu ku xakumay Agaasimaha Warbaahinta Horseed Media ee Magaalada Boosaaso kadib markii lagu eedeeyay in Idaacadiisu ay wareysi la yeelatay Sheekh Atam.

Read more...

 

Kooxda Qaylo dhaan oo soo saaray hees cusub la magac baxday kawaankii dadka

User Rating: / 38
PoorBest 

altHees Cusub oo ay soo saareen Kooxda Qeynlo Dhaan: Shumacii aan daaray qeylo dhaantii aan diray haday dadka wada gaaray Diiqaba dawaca waa dili karaa Dunida maanta war dabarka iska jara oo la dirira, Qoomka diinta ku qaraabta dabadeed aniga ha la ii dilo anigoo xaqa dardaaraya.

Read more...

 

Cumar iyo Mahiga oo shir jaraa`id ku wada qabtay Nairobi

User Rating: / 2
PoorBest 

Ra`iisal wasaaraha Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali iyo wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa shalay galab shir jaraa`id wadajir ah ku qabtay caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Read more...

 

Maxaabiis Laga qabtay puntland dagaalkii galgala

User Rating: / 15
PoorBest 

Dagaal culsu oo u dhexeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa deegaanka Maakhir ayaa ka socda duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka barri.Dagaalkan oo bilowday ka dib markii weerar culus ay qaadeen ciidanka maamulka Puntland ayaa weli si xawli ah uga soconaya Aagagii uu ka bilowday.

Read more...

 

Odayaasha Reer Buuhoodle oo saladiinta somaliland shir qarsoodi ah lagalay

User Rating: / 3
PoorBest 

Salaadiin ka kala socotay gobolka Togdheer iyo Buuhoodle oo shir dhowr maalmood socday ugu dhammaaday degaanka xadh-xadhka ee u dhexeeya Coodinle iyo Buuhoodle ayaa go'aano soo saaray.

Last Updated (Saturday, 07 August 2010 21:29)

Read more...

 

Gabay gobonimo iyo Hiigsad Abwaan Abdijabar, Guubaabo SSC Ha noolato

Halkan riix >>>

Last Updated (Saturday, 07 August 2010 20:34)

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 10 guests online