wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Israel iyo SNM waa ku siyaasad, dhulbahantena waa Falstin oo kale

User Rating: / 2
PoorBest 

Waa in la laayaa oo dilka iyo is xoraynta aan ka bilawnaa dhexdeena waayo inta ay jiraan rag iyo naago sita caleemo qoyan ku soo dhawayna SNM-ta waqooyin kuwaas oo xoog ku haysta caasimadii ssc maanta ama carigeena oo dhanba mardhaw. Marka magaadhayno midnimo iyo isku duubnida aan raadinayno Ina Riyaalena waxaa kala furfurka umada soomaaliyeed ku siiyey bilad Ina siyaad bare Afweyne. Tiibuuna maanta u adeegsanayaa umada SSC. Najiidada aydhashana waxba kama gelin oo waa nin reer Awdal ah.

Last Updated (Tuesday, 30 March 2010 20:32)

Read more...

 

SNM Radio oo loobedelidoono ilaacadii ku hadli jirtey Radiolaascaanood

Sida laga hadal hayo magaalada Laascaanood waxaa dhawaan hawada soo gali doonta oo qaban qaabadeeda lawadaa Idaacadii Radiolaascaanood oo muddo sadex sanno ku dhaw hawada ka maqnayd ka dib markii maamulka hadda jooga magaaladu albaabada isugu dhuftay markii ay magaalada qabsadeen oktoobar 2007.

Last Updated (Tuesday, 30 March 2010 19:22)

Read more...

 

Shirwaynihii Jaaliyada SSC Birmingham

Waxaa dhamaan dadwaynaha kudhaqan  Magaalada Birmingham iyo Nawaaxigeeda  lalasocdsiinayaa in laqabandoono shir waynihii Jaaliyada SSC ee Magaalada Birmingham shirkaasoo lagu lafa guridoona waxaqadka iyo horumarinta Jaaliyada SSC ee Dalkan UK.

Last Updated (Tuesday, 30 March 2010 16:22)

 

Mudaharaad Lagaga soo horjeedo Maamulka Faroole oo ka dhacay Degmada Horfadhi ee Gobolka Cayn.

User Rating: / 3
PoorBest 

waxaa saaka subaxnimadii ka dhacay Degmada Horufadhi ee gobolka cayn mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe.

Last Updated (Monday, 29 March 2010 19:15)

Read more...

 

Maxaabiistii ay SNM-tu ka Kaxaysteen Xabsiga Magaalada Laascaanood Oo Maanta Maxkamadi Uga Bilaabantay Mandheera

User Rating: / 1
PoorBest 

Waxaa saaka xabsiga Mandheera ay maxkamad ku sheeg uga furantay maxaabiistii muddo dheer si sharci daro ah ugu xidhnaa xabsiga magaalada Laascaanood, taasi oo ballantu ahayd in maxaabiistaasi halkooda lagu saaro maxkamad, balse markii loo dhigay xabsiga Mandheera.

Maxaabiistani oo ay ka mid ahaayeen Cabdifataax Muuse Yuusuf Iyo Cabdirashiid Axmed Warsame(Dhabayaco) ayaa la keenay goobtii ay ku sheegayeen maxkamada, iyagoo silsiladaysan aadna loo ilaallinayo, run ahaantiina shacabkii goobta fadhiyey ay aad uga naxeen qaabka loo soo silsiladeeyey.

Last Updated (Sunday, 28 March 2010 23:07)

Read more...

 

Mudaharaad Lagagasoo horjeedo maamulka Faroole oo ka dhacay magaalada Buuhoodle.

User Rating: / 1
PoorBest 

Waxaa maanta magaalada buuhoodle ka dhacay mudaharaad balaadhan oo loogasoo horjeedo maamulka C/raxmaan faroole ee ka arimiya magaalada garoowe mudaharaadkaasi oo ay ka qayb qaateen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Buuhoodle.

Halkan Ka Daawo.

Read more...

 

Maxkamadda sare ee Ethiopia oo Nin soomaali ah oo ka tirsanaa Ururkii Alitixaad ku xukuntay daldalaad

User Rating: / 2
PoorBest 

Warar ayaa xaqiijinaya in Maxkamad ku taala dalka Ethiopia ay xukun culus dul dhigtay Nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay falal argagaxisanimo.

Maxkamada sare ee dalka Ethiopia ayaa xukun dal dalaad ah ku riday Xasan Maxamed Maxamuud oo horay uga tirsanaan jiray Ururka Alitixaad Alislaamiya, iyadoona ku eedeysay ninkaasi in uu geystay falal argagaxisanimo sida lagu sheegay War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Garsoorka dalka Ethiopia.

Last Updated (Saturday, 27 March 2010 22:12)

Read more...

 

Eyda Caada qaatayaasha u dhashay ssc oo soo batay

User Rating: / 5
PoorBest 

Waxaa umada SSC sharafteedii iyo taariikhdeediiba ku Mushahar doontay tuug u shaqaysa labada dowladood ee dhinacyada deriska inagakala ah waa dowlada SNM-ta Idoorka iyo dowlada majeerteeniyada puntland. Ku waas oo siqarsoodi ah u kala gatay ragtuug ah oo u dhashay nawaaxiga SSC sida ina xaabsadihii markuu kasoo cadhoodo mid mida kale aadayey.

ilaa iyo haatan oo reerkii uu fahmay in ay keligood meel marikaraan, kuna sugi karaan maamul ayleeyihiin mid ilaa iyo inta uu ka dhalanayo mid soomaaliyeed oo hadii  la waayo maamul soomaaliyeed ay iyagu la aadi karno dhankii markaas inoo ogol wax qaybsi iyo wada noolaansho.

Last Updated (Monday, 29 March 2010 06:25)

Read more...

 

Wasiirro Puntland Ka Socda Oo Gaadhay Buuhoodle

User Rating: / 1
PoorBest 

Waxaa saaka gaadhay magaalada Buuhoodle Xubno Wasiirro ka ah maamulka Puntland, oo ka soo jeeda Deegaamada SSC. Xubnahan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland Maxamed Faarax Aadan, oo isagu jagadan maamulka Puntland u qabtay, ka dib markii ay u cuntami wayday Dr. Saleebaan Xaglatoosiye, oo markii hore lagu magacaabay, balse ku gacansaydhay magacaabidda Faroole.

Last Updated (Saturday, 27 March 2010 20:40)

Read more...

 

Qabriga Shiikh Biya-Maaloow

Qabriga Biya-Maaloow waxa uu ku
yaallay degmada Hawl-wadaag

Last Updated (Friday, 26 March 2010 21:32)

 

Shariif oo ka qeyb galaya shirka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeybgalaya shirka wadamada Carabta.

Last Updated (Friday, 26 March 2010 21:10)

Read more...

 

Afhayaanka Hogaanka M & Badbaadinta SSC Ahmed M Hassan

User Rating: / 5
PoorBest 

War saxaafdeed Hogaanka Mideynta & Badaadada SSC Nairobi ,ka dib markii madaxdii Hogaanka oo shirqool shalay lagu xidhay maanta la sii daayey..

Dhagayso.

Last Updated (Friday, 26 March 2010 20:33)

Read more...

 

Hogaanka Badbaadada SSC oo Xoriyadiisii dib uhelay & Xubno kamida Mukhaabaraadka Kenya oo la xidhay.

User Rating: / 3
PoorBest 

Hogaamiyaha Midaynta iyo badbaadada gobolada SSC Dr,Sulayman Ciise Axmed (Xaglatoosiye) iyo ku xigeenkiisa Cali Xasan Axmed (Cali Sabarey) oo maalinimadii shalayto ciidamada Mukhaabaraadka dalka Kenya ka qabteen mid kamida Garoomada diyaaradaha ee magaalada nayrobi iyagoo kususoo jeeda dalka Somaliya ayaa haatan xoriyadoodii dib uhelay baadhitaan dheer kadib markii lagu waayay danbiyo ay ciidamadu sheegeen inay uga shakiyeen.

 

Last Updated (Friday, 26 March 2010 17:03)

Read more...

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 4 guests online