Ogaysiis: Shirweyne Jaaliyadda SSC Ee Sweden Oo Ka Dhacaya Stock
Göteborg,(Allcayn.com)- Waxaa dhamaan Jaaliyada ee degan wadanka Sweden lagu wargelinayaa in uu jiro shir SSC ah maalinta Axada taariikhduna tahay 8da Aug shirkaas oo ka dhici doona caasimada Stocklom,
Madaxa Amaanka iyo Difaaca oo Jiida hore Booqdey,iyo
Sadexdii Xildhibaan ee Dhawaan Maamulka Faroole xilalkii ka qaadey oo Buuhoodle si weyn loogu soo dhoweeyey
Last Updated (Wednesday, 04 August 2010 20:35)
Hogaanka SSC oo Maamul umagacaabay Gobolka Cayn(Daawo Sawiro)
Dawlada soomaliya oo sheegtay in weerar ku qaadi doonto magaalada baladwayne
Raul Gonzales oo ku biiray naadiga Schalke
Golaha Xukuumadda Cusub maamulka hargaysa
Golaha Amaanka ee qaramada midoobay oo sheegay in la dadajiyo ciidamada loogu deeqay soomaaliya
Last Updated (Wednesday, 28 July 2010 10:04)
Xagee Looga gacan haadiyey xidigii kooxda real madrid iyo spain ee Raul
Wareysi- Saleban Isse Ahmed Kaar Xaglo-Toosiye
Last Updated (Friday, 23 July 2010 22:08) SSC Oo Gashay Warbaahinta Caalamka Iyo Tan Soomaalida Iyo Maamulka Maleeshiyada SNM Oo Ay Ku Noqotey FilanwaaRun ahaantii waxaa xusid mudan iyo mahadnaq weriyaha lagu magacaabo Maxamed Cadow oo isagu ka tirsan warbaahinta Aljaazira qaybteeda afka ingiriisiga ku hadasha, muxuu ku mutaystey in loo mahadnaqo? Sidee bayse Shacabka ku abtirsada SSC u arkeen?
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Maanta La Kulmay Jaaliyadda SSC Ee Nairobi.
|
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Munaasabadloo ay ka soo qayb galeen Hogaanka SSC Somalia, Isimado, Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ayaa manta ka dhacday magaaladda Buhoodle,ugu horayn waxaa halkaas ka hadlay Afhayeenka SSC Axmed Gac mayare oo ka warbixiyey sababaha keenay Maamulka SSC ee xiligan sidoo kalena waxa uu Axmed Akhriyey Xubnaha Maamulka Gobalka iyo kan degmadda, isaga oo ugu danbayntiina xubnahaas dhaariyey.
Saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in saacada soo aadan ay la wareegi doonaan gacan ku heynta Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.
halyaygii kooxda Real Madrid kabtan Raul Gonzales ayaa ku biiray kooxda Schalke ee dalka Jarmalka isaga oo soo gaba gabeeyey 18 sano oo uu ka tirsanaa naadiga ka dhisan dalkaasi Spain.
axmed siilanyo oo ay dhowaan doorteen maamulka hargaysa ayaa maanta waxaa uu ku dhawaaqay Golihiisa warsiirada ee ay yeelan doonto jabhadaasi waana kuwan hoos ku qoran .
Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa midowga afrika ugu baaqaay in ay dadajiyaan ciidamada ay sheegeen in loogu deeqay dawlada soomaaliay si ay u xoojiyaan kuwa soomaaliya ka jooga dalalka burundi uganda ee ku shaqeeya magaca AMISOM.
Xidigii hore ee xulka Spain Raul ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka tagay kooxda Real Madrid kadib 18 sanadood oo uu ka tirsanaa, isaga oo hada ku sii jeeda horyaalada Jarmalka iyo Ingiriiska midkood.
Wareysi ay Xargaga Online la yeelatay Hogaamiyaha Hogaanka Mideynta iyo Badbaadinta Gobolada ssc mudane Saleebaan Xaglotoosiye
Waxaa Maanta Kulan Ballaadhan uu dhex maray jaaliyadda SSC ee Dalka Kenya iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beryahan ku sugnaa Magaalada Nairobi..
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




