Wasiirka Arimaha Debeda Ee SSC Oo Soo Gaadhay Nairobi.
Waxaa galabta makhribnimadii soo gaadhay magaalada Nairorbi ee xarunta dalka Kenya Wasiirka Ariamaha debeda Ee SSC Pro: Mohamud Ali Jama
Last Updated (Tuesday, 20 July 2010 19:48)
Xaalada Degmada Widhwidh Oo Caawa Xasiloon & Gurmad badan oo soo gaadhay ciidamada SSC
Isgaadh siinta cariga SSC oo noqotay kudaafad u adeegayaasha SNM-ta
Last Updated (Monday, 19 July 2010 21:13)
Dagaal Si Xawli ah uga Socona Widhwidh
Soomaalidii Ku jirtay xabsiyada Libya oo ooda laga wada qaaday
(Swedan)Taageero Gudida Aadan Axmed.
Last Updated (Friday, 16 July 2010 13:37)
Qaraxyadi Kampala waa aargoosigi ugu horeeyey kuwa kalena fisha"Hogaamiyaha Shabab
Xaafado ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir oo xalay ay ka dhaceen Duqeymo dhaawac iyo dhimasho sababay
Beesha Aadan Axmed Oo Qado Sharaf Usamaysay Hogaanka SSC.
Ganacsiga Soomaalida Ee Kampala Oo U Xirmay Qaraxyadii Halkaasi Ka Dhacay.
Gudida Beesha Aadan Axmed Oo Maanta shir balaadhan isuugu yimid Go,aamana soosaaray.
Last Updated (Monday, 12 July 2010 21:21)
Qaraxyo Xalay lala Beegsaday meelo lagu caweeyo Oo kutaala Dalka ugaandha
Last Updated (Monday, 12 July 2010 13:47)
Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo Meles Zenawi u soo jeediyay inuu ka jawaabo xasuuqa ay u gaysteen qaar ka mdi ah taageerayaashooda
|
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Waxaa caawa degan xaalada magaalada Widhwidh ka dib markii maanta halkaas dagaal culus ka dhacay. Ciidamada SSC ee Xaq u dirirka ah iyo maleeshiyaadka SNM ayaa isku horfadhiya agagaarka magaalada Widhwidh.
Waa layaab ah in ay nimanka ka ganacsada khadka hawada cariga SSC ay ka fogyihiin dhexdhexaad umadda oo dha ay u hiyiin.
Dagaal culus oo bilowdayt saqdii dhexe ee xalay ayaa weli si weyn uga soconaya magaalada Widhwidh hareeraheeda. Ciidamada SSC iyo Maleeshiyada Doolaalda ku joogta degaanka SSC kuwaas oo khasaare xoogan la soo gaadh siiyey.
Soomaalidii ku jirtay Xabsiyada dalka Libya ayaa gebi ahaanba Oodda laga wada
Allcayn(GOTHENBURG) Jaaliyada Aadan Axmed ee ku dhaqan dalka Swedan magaalada Gotenburg waxay taageero buuxda oo hiil iyo hooba leh u diryaan gudiga Aadan axmed ee usu taagay midayn ta beesha iyo xoraynta dalka,waxaa kaloo ay baaq u dirayaan beelaha kale ee Dhulbahante in ay midoobaan oo gamcaha is qabsadaan oo ay ka shaqeeyaan siday wadankooda u xorayn lahaayeen isuna garab taagi lahaayeen Hogaanka midaynta iyo xoraynta Gobolada SSC, waxaana taageeradan iyo baaqan diraya Dadka hoos ku qoran.
Hogaamiyaha Shabaab Axmed Ow Cabdi Godane oo farriin maqal ah soo gaarsiiyay saxaafadda ayaa waxa uu uga hadlay qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda isagoo farriin u diray madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Burundi oo uu sheegay in ciidamadooda ay xasuuq ka geysanayaan magaalada Muqdisho
Waxaa xalay Madaafiic xooggan lagu garaacay Xaafado ka mid Degmooyinka Gobolka Banaadi, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ah, iyadoo Madaafiicdaasi la sheegay inay ahayd mid ka soo dhacaysay n dhinaca Madaxtooyada.
Waxaa maanta casuumaad balaadhan ufidiyay dhamaan wufuudaha kala duwan ee katirsan hogaanka SSC ee kusugan magaalada Buuhoodle, Waxgaradka Beesha Aadan Axmed ee kusugan Gudaha iyo Dibada Dalka Somalia.
Markii Labo qarax oo waaweyn ay xalay ka dhaceen Magaalada Kampala ee koofurta dalka Uganda ayaa waxaa cabsi farabadan ay soo foodsaartay dadka soomaalida ee ku sugan dalkaasi Uganda kuwaasi oo ka cabsi qaba talaabada dowladda Uganda ay qaadeyso iyadoo ay ka sii weyntahay cabsida ay ka qabaan shacabka reer Uganda.
Qaraxyo xoogan ayaa xalay gilgilay caasimada Uganda ee Kampala kadib markii qaraxyada la dhigay laba Club oo laga daawanayey cayaarti xalay ee finalka ee dhax mareysay Natherlands iyo Spain
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Ahlusunna Sheekh Bashiir Cabdi Colaad ayaa ku eedeeyay Dowladda Itoobiya inay xasuuq Ba'an u gaysatay qaar ka mid ah Taageerayaashooda, wuxuuna Dowladda Itoobiya u soo jeediyay inay jawaab ka bixiso arrintaasi.
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




