Daawo soo dhowayntii Garaadada Magaalada Buuhoodle.
Bulshawaynta ku dhaqan Magaala madaxda Gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku soo dhowayey Wefti ka koobnaa Garaado Isimo iyo Cuqaal iyagoo kaga hor tegay meel aad ugabaxsan magaalada buuhoodle.
Univesal TV C/Raxamaan soomali
Last Updated (Monday, 07 June 2010 21:45)
Warbal fiirsha reerkii waxa haysta, Waan kula jeclaa Dhulbahantoow meesheed maanta jiiftaan.
Last Updated (Wednesday, 09 June 2010 13:30)
Daawo Soo Dhawayntii isimada SSC ee Magaalada Buuhoodle.
Shakhsiyaad lasoo Adeegsaday oo sida sixun uga hadlay BBC iyo Daljir
Last Updated (Monday, 07 June 2010 08:51)
isimada SSC Qaar Kamida Oo Galabta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle.
Last Updated (Saturday, 05 June 2010 06:39)
Ururka Xisbul Islaam oo si nabad galyo ah kula wareegay gacan ku haynta bariga magaalada B/weyne
Last Updated (Thursday, 03 June 2010 20:13)
Wararkii ugu danbeeyey dagaal saaka ka dhacay Waqooyiga magaalada Muqdisho
Last Updated (Thursday, 03 June 2010 20:14)
Badankooda Bangiyada Yurub waxey macaamiishooda uga digeen tuugo khatar ah oo xadeysa macluumaadka Kaarka Bangiga(Credit Card)......
Go`aamadi ka so baxay shirkii ay so qaban qaabiyeen ururka BARAKO EE HABLAHA SSC EE BRISTOL UK ee la qabtay 30/05/2010
Last Updated (Wednesday, 02 June 2010 21:51)
Soomaaliland oo welin wadata Nacjadii ay dadku naceen waa hore.
Nacjada waxaa kamid ah qadaamka weyn ee Ali Sandule ( ninkaas oo dhulka SSC looga yaqaan Cali Duli.) Halkaas waxaa ka muuqanaysa in ay SNM-ta waqooyi iyo ina riyaale ay ku fashilmeen. Sidii umada degta SSC loola dhaqmi lahaa dhanka siyaasada guud. Last Updated (Wednesday, 02 June 2010 21:34)
Isimadda SSC Oo Siweyn Loogu soo Dhawaayey Karin-dabaylweyn iyo Saaxdheer.
Xulka Qaranka england oo la magacaabay iyo rag laga tahay Walcott,Bent iyo dowson oo laga yimid
Xaalada magaalada baladwayne oo cirka isku shareertay
|
- Horgalada Cali Sandulle Iyo Indho Indho Oo Ku Fashilmay Inay Joojiyaan Talafeeshinka Caalamiga Ah Ee Universal TV
- Maleeshiyaad Ka Tirsanaa Maamulka Hargeysa Oo Ku Sugnaa Xudun Oo Iyagu U Soo Wareegay Ciidamada SSC
- Xaabsade oo Afka ku taagay qaar ka mida isimada SSC
- Kumannaan Arday oo wax-ka-barta Jaamacadda Muqdisho oo maanta u fariistay Imtixaankii ugu dambeeyay (DAAWO SAWIRRO)
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Wariyaha caanka ah ee uga soo waramay TV,ga Caalamiga ah magaalada Laascaanood Maxmed Shaqale ayaa saaka xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood loo taxaabay ka dib markii uu sheegay Faysal Cali Waraabe ka cawday war uu xalay laga sii
Daawo sidii loogusoo dhaweeyay isimada SSC magaalada Buuhoodle ee xarunta hogaanka midaynta iyo badbaadada ee SSC.
Waxaa maanta magaalada Buuhoodle aad looga hadal hayaa noqotayna wax aad loola yaabo shakhsiyaad lasoo adeegsaday kuwaas oo warar aan sal iyo raad toona lahayn kaga waramay Idaacadaha BBCda iyo idaacada ku hadasha Afka Puntland ee Daljir iygoo waraysigoodaa ku cambaarynaya Salaadiintii shalay sida diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle ee ay horkacayeen Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad jaamac Garaad Ismaaciil.
Wafti balaadhan oo uu Hugaaminayo Garad Jama Garad Cali oo ka kooban Isimo,Khusuusi iyo Cuqaal ayaa
Ciidamo ka mid ah Ururka Xisbul Islaam ayaa saaka waxaa ay dib u qabsadeen mar kale Bariga magaalada Beledweyne waxaan cidamadaan saaka lagu arkay Saldhiga Booliska iyo Xarunta Maamulka ee Magaalada,ciidanka Xisbul Islaam ayaa maalin ka hor ka baxay Bariga magaalada ka dib markii ciidamo beeleed taagersab DFKM ay weerar ku soo qaadeen Magaalada Beledweyne
Muqdisho:-Waxaa saaka ka dhacay Degmooyinka Shibis iyo C/Casiis dagaal u dhexeeya ciidanka DFKM oo ay kaabayaan kuwa ciidanka AMISOM iyo ciidamo kal taabac san Xisbul Islaam iyo Ururka Al-shabaab.
Tan iyo markii wadamada bariga Yurub lagusoo darey Midowga Yurub loona furey xuduudoodii waxaa badatey Tuugada noocyada kala duwan ah ee Yurubta horumartay kusoo badaneysa.markii hore waxey ka bilaabeen iney xadaan Baabuurta,Baaskiilada iyo dadka oo ay jeebsiibaan meelaha Tareenada laga raaco ama Baska dhexdiisa.
SMN-ta Waqooyiga soomaaliya ayaa waxay ka ilbixi waydey nacjadii ay dadka reer SSC ay naceen waa hore ku waas oo aan agta umada waxba ka ahayn maanta iyo maalinkale midna.
Tababaraha qaranka Ingiriiska Mr Capello ayaa ugu danbeyn daaha ka rogay 23ka askari ee uu la aadi doono dalka Koofurta Afrika oo ay ku ballansan yihiin 32ka dal ee ka qeyb galaya koobka Aduunka.
Inkasta oo ay xaalada magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan xasilooni ku jirto saacadihii lasoo dhaafay ayaa hadana waxaa jira dagaalo laga cabsi qabo inay markale halkaas ka qarxaan,waxaana la dareemayaa diyaar garow ay labada dhinac kawadaan gudaha magaalada Baladweyn.
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




