wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

XAABSADE

User Rating: / 2
PoorBest 

Gabaygan waxa uu curtay kadib markay lawareegay maamulka hargaysa magaalada laascaanood iyada oo ay ugandaynayaan kooxo tira yar oo kasoojeeda ssc oo aan kaxusi karoxaabsade geedbaa wuxuu yiri gudunay imaad goyseen eebadhkaybaa kugu jira
 
 
Awow iyo awow iyo intii oday kasheekeeyo
AWRKIRAALE GUDABIIRSAYIYO AGAFKA REER AWDAL
ABIDKIIBA IIDOOR MAIMAN EERIYIYO SOOLE
 
INA XAABSADAA SOO HORMARAY AXMAQI DHEERAAYE
ISAGAA DAREEN KALA DHEXDHIGAY OOSHI WADA TIILE
ISAGAY ATAATIYEY INTUU OOFTA IIGALAYE
 
ISAGAA ANFACA QAATAY IYO MAAL ADUUNYAAHE
ISAGAA WAREEJAY INTAY GOGOSHU IITIILE
EEDAYSANUHU WAA KIRIMINAAL EEDA UUGALAYE
 
ABTIRSIINO NIMAN SHEEGTAY OO AB ISUGU LEEXDAY
NINKA AARMI KUUHAYSTA AAN KUU ARXAMAHAYNIN
IFKABA INAD KUNOOLAATO AAN DOONAHAYN ABIDKI
 
AANIYO ANAANIYO INUU GOOSTO DABA JOOGA
ILAALIYO COL UU SOO WADIYO GAADE IYO WEERAR
AYAAN YOON AROOR HORE NINKAAN KAA AGTEGAHAYNIN
 
ISIRIYO AWOW HORE NINKII KUU AJALI DOONA
INUU MAALKA KAA QAADO IYO DOONI ARADKAAGA
ARLADABA NINKAAN UGA TEGEE UGA UGAADHOOBAY
 
 
IIDOOR WUXUU IDINKA RABO ADIBA MAYSAANE
INUU IDINKA GOOSTUU RABAA UUNKA OOIDILE
INAY IDINKA QAADAAN DHULKAAD AB ULAHAYDEENE
NIN ASAAGI LOO XIIRAYOW ADIGU SOO QOYSO
 
 
 
 

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 8 guests online