Puntland
Puntland sheekadeedu waa qawda maqashii waxna haw qaban
hadal miyaa jooga Hoodada butlan ay wadiyo habi laaan tayda
Hanfigiyo hunriga iliqiyo haraca hooskiisa
Haa laba habaan is lahayn haabna kala fuulye
Hanti boobka soomaliland hiilan dirirkooda
Habarwaaga kala haayiree hurinba meel aaday
Waa laba halaan is lahayn haabna kala fuulye
Axmed hoolifoo kale wuxuu haatan garan waayey
Marhadii habkii gobi lahayd haatan laga waayey
Haday odayadii saa noqdeen hadal miyaa jooga
Hiil iyo ayaantii wirey laysu habar sheegtay
Huftiriyo hadaan laasadaar hoosley tegi waayey
Hadii uu shirshooraba cabsaday hadal miyaa jooga
Haduu habar xabuusheed qabsaday gobolka heelkiisa
Gudabiirsay huuraleh haduu horor isaaq sheegtay
Oo huunadii looga tegay loogu haniyeeyey
Hadii habar magaadlaba tashay hadal miyaa jooga
Written by Jaamac Buraale
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




