HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Anagoo ah Dadka hoos ku qoran
Waxan halakan hamabalyo iyo bogaadin uga diraynaa Cilmi Canbaashe cilmi ciid iyo Marwadiisa Raaqiya C/qaadir C/laaahi oo dhawaan wiil ugu dhashay magaalada Laas canood wiilkaas oo loo bixiyey Mohamed cilmi cabaashe ciid.
Darwiish cilmi ciid
Xirsi cilmi ciid
C/shiil cilmi ciid
Carab cilmi ciid
Jirde darwiish cilmi ciid iyo xaaskiisa iyo caruutrtiisa
yasiin darwiish cilmi
mowliid darwiish cilmi
C/darwiish cilmi
C/wali darwiish cilmi
Ciid darwiish cilmi
Cilmi darwiish cilmi
layla darwiish cilmi
farduus darwiish cilmi
nimco darwiish cilmi
Maxamed cali cilmi xaaskiisa iyo caruurtiisa
axmed cali cilmi
faarax cali cilmi
aadan cali cilmi
maryan cali cilmi
Xamdi canbaashe cilmi
nasra canbaashe cilmi
Hodan canbaashe cilmi
Tawakal canbaashe cilmi
cawil canbaashe cilmi
muxiyadiin canbaashe cilmi
luul canbaashe cilmi
Zakariye canbaashe cilmi
abshir canbaashe cilmi
Najiib canbaashe cilmi
mukhtaar carab cilmi
Maxamuud carab cilmi
Aniisa carab cilmi
Maxamed ismaciil cilmi
Cabdi ismaciil cilmi
Maxamed xirsi cilmi
C/risaaq xirsi cilmi
Maxamuud ibraahim cilmi
sahra ibraahim cilmi
kaltuun cali guray iyo caruurteeda
faarax cali guray
cabdi cali guray iyo caruur
basra cali guray
sahra cali guray iyo caruurteeda
xalwo cali guray caruurteeda
maryama cali guray
falis jamac dalmar iyo saygeeda
cabdirashiid jamac dalmar
hodan cabdi cali shire iyo saygeeda
maxamed cabdi dheere (maaradona )
axmed jaamac dalmar (dhago libaax)iyo xaaskiisa
maryan khaliif jamac iyo saygeeda
Dhamaan dadkaas oo kala jooga daafaha dunida waxay hanbalyo kal iyo laab ah u dirayaan
Mudane :Cilmi canbaashe cilmi ciid
iyo
Marwi :Raaqiya Cabdiqaadir Cabdulaahi
oo wiil ugu dhashay maagalada laascaanood wiilkaas oo loo bixiyay
Maxamed cilmi canbaashe cilmi ciid
waxaa kale oo hanbalyo taas la mid ah diraya jaaliyada SSC ee vestros ee dalka Sweden
waxaa kaloo iyana u diraya dhamaan bahda kubada cagta ee laascaanood
waxaana leenahay Maxamed soo kor soona barbaar noqona kii dadkiisa dalkiisa iyo diintiisaba anfaca
Aamiin Aamiin Amin
prepared by jirde darwiish cilmi
Last Updated (Friday, 09 July 2010 18:17)
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




