wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

ALSHAABAB

User Rating: / 1
PoorBest 

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha haweye Axmed Diiriye Cali ayaa kooxaha Xisbul Islaam iyo Al Shabaab u qabtay in mudo 24 saac ah ay ku ogolaadaan wadahadal ay la galaan dowladda KMG

Isagoo maanta la hadlayay qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali waxaa uu sheegay in uu ku celinayo baaq dhowr  jeer  oo horay uu u jeediyay Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam kaasi oo ku aadaana inay ogolaadaan wadahadal ay la galaan dowladda KMG Soomaaliya.

Axmed Diiriye ayaa sheegay in looga baahanyahay dhinacyadaasi in mudo 24 saac gudahood ah ku qaatana Baaqaasi si loo bad baadiyo dhiiga shacabka Soomaalida ah ee maalin walba ku daadanaya dagaalada ay ka wadaan Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu Afhayeenku Caqabad ku tilmaamay in laga dhaga fureysto Baaq ay jeediyeen, waxaana uu tilmaamay in hadii taasi ay imaato ay dhalan karaan dhibaatooyin horleh oo aan umada dan u aheeyn.

Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali ayaa carabka ku dhiftay in dhowr jeer ay baaqyo u jeediyeen dhinacyada ku dagaalamaya dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu tilmaamay in laga dhagafureystay, waxaana uu tilmaamay in taasi badalkeeda ay ka dhasheen dhibaatooyinkii labadii sano ee la soo dhaafay ka dhacay dalka Soomaaliya.

Lama oga sida ay ku aqbali doonaan Al Shabaab iyo Xisbul Islaam Baaq ay u soo jeediyeen odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye, maadaama  Masuuliyiinta kooxahaasi ay dhowr jeer ku cel celiyeen inay ogoleyn wadahadal ay la galaan dowladda Madaxweyne Sheekh shariif Sheekh Axmed.

Last Updated (Friday, 09 July 2010 19:26)

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Rayiga umada
Toloow maxaa inoodan ah
 
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC

Who's Online
We have 9 guests online