(Swedan)Taageero Gudida Aadan Axmed.
Allcayn(GOTHENBURG) Jaaliyada Aadan Axmed ee ku dhaqan dalka Swedan magaalada Gotenburg waxay taageero buuxda oo hiil iyo hooba leh u diryaan gudiga Aadan axmed ee usu taagay midayn ta beesha iyo xoraynta dalka,waxaa kaloo ay baaq u dirayaan beelaha kale ee Dhulbahante in ay midoobaan oo gamcaha is qabsadaan oo ay ka shaqeeyaan siday wadankooda u xorayn lahaayeen isuna garab taagi lahaayeen Hogaanka midaynta iyo xoraynta Gobolada SSC, waxaana taageeradan iyo baaqan diraya Dadka hoos ku qoran.
Farxaan xasan Aadan gubadle
Jamal maxamed maxamud
jaamac daahir jaamac (garabyar)
Axmed xasan Aadan gubadle
faysal xasan
kayse xasan Adan gubadle
maxamud c/laahi (dhays)
Faysal cabdi
warsame siciid cimar
fardawsa cabdi jaamac
Amina aadan faarax
shugri daahir jamac
intan iyo in badan oo anan magac yadooda halkan ku soo koobi karin
Allcayn .com
Last Updated (Friday, 16 July 2010 13:37)
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




