Madaxweyne Shariif iyo Amp:Mikal Renberg oo kulan xasaasi ah goor dhaw uu uga bialwday Nairobi
Madaxweynaha Soomaliya oo manta soo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa hada shir albaabada u xiranyihiin waxaa uu la leeyahay hotelka Binhari safiirka Kenya u fadhiya Mareynka Mikal Renberg .
Shirkan ayaan la ogeyn waxyaabaha looga hadlayo laakin waxaa warar isa soo tarayo ay sheegayaan in diirarad lagu saaray qatarta Al-Shabaab iyo qraaxyadi Kampala kadib sida xaalku ahaan doono.
Shirka oo hada socda waxaa madaxweynaha kala qeybgalaya oo dhinaciisa fadhiya safiirka Soomaliya ee Kemya Max’ed Cali Ameerika , X.Dahir Gelle , taliyaha ciidamada xooga iyo wasiiro aan magacyadooda la helin .
Xafiiska Allcaynnews kala soco wixi ku soo kordha kulankan
Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan
Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

04:00 GMT
Sida loo dhagaysto
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar




