wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Soomaalidii Ku jirtay xabsiyada Libya oo ooda laga wada qaaday

User Rating: / 5
PoorBest 

Soomaalidii ku jirtay Xabsiyada dalka Libya ayaa gebi ahaanba Oodda laga wada
qaaday, oo haatan farxad ku jooga guryahii ay degganaayeen ,warka ayaa intaas ku daraya: in Soomaalida laga sii daayay Xabsiyada ay tiradoodu la
eg-tahay 322 qof, kuwaas oo ay 27 ka mid ahi yihiin Haween.



     Xabsiyadii iyo Xarumihii laga sii daayay Soomaalidan ayaa kala ahaa sidan:-
Zilitan 120 qof, Masraata 78 qof, Gafuuda 50 qof, Adjabiya 5 qof, Garabulle 42
qof, Zawiya 27 qof...

     Waxaa jira tira yar oo Soomaali ah,oo weli ku harsan Xabsiyada, kuwaas oo la
filayo in iyaguna ay maalmaha nagu soo aaddan dib u heli doonaa Xurriyaddooda.

     Sii-daynta dadkaan ayaa ka dambaysay dadaal dheeraad ah iyo u-guntasho ay
sameeyeen Madaxda cusub ee Safaaradda Soomaalida ee dalka Libya, oo uu ugu
horreeyo Sii-hayaha Safaaradda:-Cabdulgani Maxamed Wacays.

     Dawladda Libya ayaa iyaduna garowsatay in farsad kale oo 3 bilood ah la siiyo
dadkaan Soomaaliyeed, muddadaas oo laga rabo Soomaalidan in ay ku samaystaan
Sharciyo ay ku joogi karaan Libya, kuna shaqaysan karaan, ama ay dib ugu
noqdaan dalkoodii hoyo.

     Dadkaan ayay soo qabashadoodu timid markii hore, xilli ay badankood doonayeen
in Tahriib xagga Badda ah, ay Libya uga tallaabaan ilaa Yurub. Dadka qaar ayaa
iyaguna lagu soo eedeeyay in ayan samaysan Sharci ay ku joogaan Libya.


Allcayn.com

SSC somalia

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC