wararkii ugu dambeyey

       Alshabaab iyo Ahlusuna Oo ku dagaalamay deegaanka tirsan gobolka Hiiraan

Read more

Ugaandha Kampala

     Xarakada Shabaab ayaa sheegatay inay qaaday weerarada qaraxyada ee ka dhacay magaalada Kampala ee waddanka Uganda, oo ay ku dhinteen in ka badan toddobaatan qof.

Read More....

Feed Display
No Feed URL specified.
Page-ka Abdi Bile
Cadadka booqashada

Adigu waxaad

tahay Booqde
nr

Banner

Dagaal Si Xawli ah uga Socona Widhwidh

User Rating: / 30
PoorBest 

Dagaal culus oo bilowdayt saqdii dhexe ee xalay ayaa weli si weyn uga soconaya magaalada Widhwidh hareeraheeda. Ciidamada SSC iyo Maleeshiyada Doolaalda ku joogta degaanka SSC  kuwaas oo khasaare xoogan la soo gaadh siiyey.

 

 

 Dagaalkan ayaa geystay khaasaare labada dhinacba ah, ilaa hada lama xaqiijin khasaraha soo gaadhay Maleeshiyaadka SNMta halka xoogaga xaq u dirirka SSC uusan jirin khasaare ilaa hada soo wajahay.

 Col- cali sabaray oo ku sugan jiida hore ee dagaalka mar aan waydiiney bal sida ay u soo xejin karaan dagaalka, wuxuu sheegay in aysan joojineyn ilaa ay deeganada SSC oo dhan xoreeyaan. Col: Sabarey Hogaamiye ku xigeenka SSC wuxuu sheegay in uu hada ku sugan yahay jiida hore, isla markaana uu rajeynayo in ay sii haystaan magaalada.' In aan hore u socono mooyaane soo noqon mayno' Cid kastaba ha ka baxdo dagaalkan waa xaq' Ayuu yidhi Sabrey.

Dagaalkan oo bilowday xalay ayaa hada waxaa magalada Widhwidh gacanta ku haya xoogaga SSC. Waxaana hada xabadi ka dhacaysa dhanka Bari ee magaalad Widhwidh.

Waxii wara ee ka soo kordha wararkeena danbe kala soco insha Allaah.

 

 
G, jamac.Dooha Qadar

     Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Doha Qatar Lagu Soo Dhaweeyey.

Daawo Sawiradda

M sheekh shariif

     Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Kusii jeeda dalka Masar

Read More..........

Last news SSC

   

Hogaanka SSC oo magacaabay Xisaabiye, Khasnaji Cusub Xilkiina ka qaaday Taliyihii Ciidanka.

Read More......

hamabalyo Hambalyo Dhalasho
Abwaan C/casiis Axmed Faarax

Halkan kala soco Abwaanka
Cusub ee reer Buuhoodle
C/siis Axmed Faarax

gabaydiisiina waa ku wan.

Darwiishland

Magacba ay 

XAABSADE

PUNTLAND

Somali Radio

BBC