BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon Maleeshiyaad Ka Soo Jeeda Beesha Ciisaha Oo Ka Tirsanaa Maleeshiyaadka Silaanyo oo baneeyay Xeryihii Ay ku Jireen ee deegaanada Khaatumo.

Kadib markii uu sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya beesha Ciise iyo maamulka Axmed silaanyo ee somaliland ayaa waxaa sii badanaya baxsadka ay sameenayaan maleeshiyaad ka soo jeeda beesha ciisa oo ka tirsanaa maleeshiyaad aruuris ahaa oo saldhigyo ku lahaa koonfurta magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool iyadoo xalay ay ooda jabsaday Tobaneeyo maleeshiyaad ah waxayna qaarkood mareex xadka itoobiya.

Read more...

 

PostHeaderIcon Roob Mahiigaana Oo Galabta Ka Da’ay Gudaha Magaalada Buuhoodle

IMG_2893
Roob mahiigaana oo galinkii danbe ee maanta ilaa iyo caawa ka da’ayay gudaha magaalada Buuhoodle.

Roobkan oo si wacan u biyo dhigey gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta u ah gobolkani Cayn iyo Nawaaxigiisa,Roobkan mahiigaanka ahaa ee ayaa lagu soo waramayaa in uu buux dhaafiyey goobaha biyo galeenka ah ee deegaankani Sida Baraagaha, Baliyada iyo wixii la mida.

Read more...

 

PostHeaderIcon Degmada Widhwidh oo oo Raxmaadkii Gu’gu Buux dhaafiyey


Magaalada Widhwidh ayaa waxaa buuxdhaafiyey Raxmaadkii Eebe kaasoo si weyn loogu diirsaday.
Hadaba halkan hoose ka daawo biyaha jiifa baliga iyo ceelasha.

 

 

HALKAN KA DAAWO.

 

PostHeaderIcon Gabar Asalkeedu Somali yahay oo u Sharraxan Hoggaanka Sare ee Hay'adda Ganacsiga Adduunka ee W.T.O.

Aamina Maxamed oo haysata dhalashada dalka Kenya, asalkeeduna Soomaali yahay ayaa dawlada Kenya ay u sharraxday inay hogaamiso ururka ganacsiga aduunka ee la yiraahdo World Trade Organization (WTO).

Haweenaydan oo ah dublamaasiyad caan ah ayaa ballanqaaday inay qaadi doonto tallaabooyin ay ku hormarinayso hay'ada Ganacsiga aduunka.

Waxayna sheegtay inay xooga saari doonto sidii loo balaarin lahaa ururkan ayna uga mid noqon lahaayeen xubno cusub si uu u noqdo hay'ad ay ka dhex muuqdaan dhammaan wadamada caalamku sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay wasaarada arriimaha dibadda ee Kenya oo soo xigtay fariin ay jeedisay Aamina.

Last Updated (Monday, 25 March 2013 07:58)

Read more...

 

PostHeaderIcon Robin Van Persie: Fulaynimo Ayay Ku Aheyd UEFA Inay Taageerto Garsoorihii Casaanka Siiyay Nani.

article-0-188533E3000005DC-523_634x448

Robin van Persie ayaa halis geliyay inuu ganaax kala kulmo UEFA ka dib markii uu ku tilmaamay xiriirka kubada cagta Yurub ‘fulay’.

Ciyaartoyda Manchester United iyo macalinkooda ayaa weli ka careysan casaankii Champions League lagu siiyay Nani kulankii Real Madrid horaantii bishaan.

Read more...

 

PostHeaderIcon Xildhibaan Xaaf oo lagu eedeeyay in uu si xoog ku haysto guri uusan laheyn iyo isaga oo isdifaacay

Mid ka mid ah Salaadiinta Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Suldaan Maxamed ayaa sheegay in xoog looga haysto gurigiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Suldaanka ayaa sheegay in guriga uu ku leeyaha Muqdisho oo ay ugu dambeysay waqti hore uu ka haysto mid ka mid ah Xildhibaanada barlamanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Xaaf.

Read more...

 

PostHeaderIcon Shirka Kismaayo oo xaalad Xasaasi ah gaaray iyo Waraysi uu bixiyay Afhayeenka

Waxaa Magaalada Kismaayo ka soconaya Qaban qaabada Shirka Maamulka Loogu samaynayo deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana halkaasi gaaray Saacadihii ugu danbeeyay inay gaareen Ergooyin kasoo jeeda deegaanada jubbooyinka

Read more...

 

PostHeaderIcon Wafti Balaadhan Oo Kasoo Kicitintey Caasimada Kumeel Gaadhka Maamulka Khaatumo Ee Taleex, Oo Soo Gaadhey Magaalada Buuhoodle

 

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha bulshada maamulka khaatumo Mudane Cabdi fataax Cismaan DFhalac ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Cayn.

Last Updated (Thursday, 21 March 2013 08:54)

Read more...

 

PostHeaderIcon Mareykanka oo Malaayiin Doollar dul-dhigay Xubno Mareykan ah oo ka Barbar Dagaalama Xarakada Al-shabaab

Waaxda arrimaha dibadda Mareykayka ayaa soo saartay warbixin lacago lagu dul dhigay madaxa laba ruux oo u dhashay dalka Mareykanka oo ka barbar dagaalama Al-shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida.

Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu-Mansuur Al-Amriiki iyo Jehad Serwan oo loo yaqaan Mustaf ayaa la dul-dhigay shan milyan oo doollar, iyadoo la siin doono lacagtaas ciddii warbixintooda soo sheegta. Iyadoo labadan ruux ay ku jiraan liiska dadka ay FBI-da Mareykanku doon-doonayso.

Read more...

 

PostHeaderIcon Dhaawacyada i soo gaaray waa kuwo ka dhashay muraayadihii gaarigayga oo igu soo daatay

Taliyaha hay’adda nabadsugidda Qaranka ee gobolka banaadir, Khaliif Axmed Ereg oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho gellinkii dambe ee maanta ayaa sheegay inuusan jirin dhaawac kasoo gaaray qarixii maanta lala beegsaday gaari uu watay, balse ay muraayadihii gaariga ayaa igu soo daatay.

Read more...

 

PostHeaderIcon Magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka Cayn Oo Laga Fuliyay Hawlo Nadaafadeed

Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn waxaa si xawli ah uga socda hawlo iskutasho oo lixaadleh, kaasoo ay hormuud ka yihiin ganacsada ku dhaqan Buuhoodle. Arimahan ayaa qayb ka ah horumarinta dhankastaba leh ee magaalada Buuhoodle oo ah magaalada Labaad ee ugu weyn deeganada Khaatumo State of Somalia.
Halkan Riix Oo Daawo Video-ga

 

PostHeaderIcon Illaahay ku soo qabay muxuu been qayaxan sheegay Siilaanyo fiiriya wuxuu dadka ugu sheekaynayo mashaariic baan soo xidhay tuug beena waas ah

Madaxweynaha SNM, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dib ugu soo laabtay Hargeysa kaddib shan maalmood oo uu safar ugu maqnaa waddanka Turkiga ayaa sheegay in Somaliland aysan ka qaybgalay shirka London.

Axmed Siilaayo ayaa sheegay in shirkaas uu yahay mid Soomaaliya loo qabanayo iyagana uusan quseyn, sidaa daraadeedna ay dowladda Britain u sheegeen inaysan shirkaas ka qaygbalayn.
Shirka London waa mid loo qabanayo Soomaaliya, inaguna kama qaybgeli doonno, waayo ma ahan mid na khuseeya,” ayuu Siilaayo wariyeyaasha ugu sheegay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Read more...

 

PostHeaderIcon Wafdi ka socday Deeq-bixiyeyaasha Dunida oo Muqdisho soo gaaray iyagoo la kulmay Wasiiradda Arrimaha Dibadda Somalia

Wafdi ka socda dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Muqdisho iyagoo kulan la qaatay wasiiradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, waxaana kulanka looga hadlay waxyaabihii Somalia u qabsoomay.

Kulanka oo socday muddo saacad ku dhow ayaa waxaa looga hadlay sidii beesha caalamka ay u cusboonaysiin lahayd gargaarka ay siiso Soomaaliya iyo sidii dowldda Soomaaliya looga caawin lahaa maareynta dhaqaalaha ay dundiu ugu deeqdo.

Read more...

 

PostHeaderIcon Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed Oo Bilaabay, Baahinta Nabadeynta Gobolada Dalka.

Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed gudigiisa fulinta iyo xubnaha golaha oo wada jira ayaa maanta bilaabay socdaalkii ugu horeeyay oo ay ku baahinayaan Nabad ku wada noolaashaya shabacka ku dhaqab Gobolka Shabelada Hoose.

Masuuliyiinta Golaha Salaadiinta Soomaaliyeed oo uu hor kacaya goddoomiyaha golaha Boraq Inj Faarax Cabdi Gure ayaa gaaray degmada Afgooye kadib markii ay ka heleen casuumaad iyo wada shaqayn maamulka G/SH/Hoose ee degmada Afooye iyo golaha guurtida deegaanka Afgooye.

Read more...

 

PostHeaderIcon Madaxweynaha Somalia oo ka Qaybgalay Dhaarinta Taliyaha iyo ku Xigeenka Ciidamada Milateriga Soomaaliya


Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay munaasabad lagu dharinayay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka iyo ku xigeenkiisa ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay yihiin kuwo laf-dhabar u ah jirtaanka dal walba.

Xasan Sheekh wuxuu sheegay inay sharaf weyn u tahay inuu soo dhaweeyo taliyeyasha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta oo Arbaco ah la magacaabay, kuwaasoo kala ah: Jen. Daahir Aadan Cilmi iyo Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi oo ku xigeenkiisa ah.

Read more...

 

PostHeaderIcon Al shabaab oo dhalinyaro ay dareemeen in ay ka baxeeb bombo faal madaxa ku qarxiyey


Waxa xalay Muqdisho Lagu laayey Dad shacab ah oo aan la aqoon sababta rasmiga ah ee Dilkooda ka danbeeysa Hadaba Sawirada aan kuu soo gudbineyno Waa Sawiro laga soo qaaday Qaar ka mid ah Dadkii xalay Meydooda la soo dhigay Xaafada Gubta ee Magaalada muqdisho.

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>