BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon Ururka laga taageero Burco iyo Hargeysa ee Al shabaab oo u hanjebay Dowlad goboleedka Puntland state of Somalia

Kooxda Al-shabaab ee gacansaarka laleh Al-qaacida iyo SNM ayaa ku hanjabtay inay weeraro iyo qaraxyo Ismiidaamin ah ay la beegsanayaan madaxda maamulka Puntland.

Sheekh Cali Muumin oo ka mida saraakiisha kooxda Al-shabaab oo ka hadlay weerarkii Ismiidaamita ahaa ee dhawaan lala beegsaday Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Puntland ayaa waxaa uu sheegay inuu astaahilay in la beegsado ayna aheyd buu yiri inuu dhinto.

Last Updated (Thursday, 14 February 2013 17:12)

Read more...

 

PostHeaderIcon Madax Wayne Axmed Karaash Oo Siwayn Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Taleex

Soo-dhawayn axmed karaash
Waxaa Dhawaanahanba Caasimadda Maamulka Khaatumo ee Taleex ka Socotey Qaban Qaabadda Soo dhawaynta Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan oo bilihii u danbeeyey Ku Sugnaa Jiida Xudun ee Dagaaladu ay dhawaanahanba ku dhex marayeen Ciidmadda Daraawiishta Khaatumo iyo Maleeshiyaadka SNM.

Read more...

 

PostHeaderIcon Qarka magaalada Xudun dagaal ka dhacay ayaa la sheegayaa in 9 mujrim oo ka soo jeeda Beesha Isaaqa ama SNM-ta soo duushay ay halkaa ku baqtiyeen ka dib markii ay mujaahidiinta xaq udirirka Khaatumo state ay fooda isdareen Shalay


Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee degmada Xudun ayaa waxay tiibaaxayaan in dagaalkii halkaasi ka dhacay uu geystay khasaare isugu jira naf iyo maalba,khasaaraha soo abaxaya ayaa waxa ay sheegayaan wararka rasmiga ah ee laga helaayo saraakiisha jamdaha SNM in halkaasi ay ku nafwaayeen 9 askari oo kamid ahaa jamhada kusugan duleedka Xudun

Read more...

 

PostHeaderIcon Shirweyanaha Dangarad 1 Ee Baasha Jaamaca Siyaad Oo Soo Gaba Gaboobay maxaase Kasoo Baxay

DSC03101
Iyada oo indhaweydba uu shir balaadhan uga soconayey beel weynta jaamac siyaad magaalada dan dan oo katirsan g/cayn ayaa maanta oo ay taariikhdu tahy 14.2.2013 ka uu halkaasi ugu soo gabaga boobay shirweynahii beesha jaamacsiyaad ee Dangarad 1
waxaan shirkaasi kasoo baxay qodobo aad umuhiima oo ay beeshu isla qaadatay iyada oo dhanaca kale ay kasoo qayb galeen isimo iyo cuqaal kakalatimi deegaanada maamulka khaatumo

Read more...

 

PostHeaderIcon Digniin Culus ogaada in ay rag dan gaar ah ah ay ku tijaaraan Dhiiga Umada ku Nool gobolada SSC ee maamulkeena Khaatumo state of Somalia

sir Qarsoodi ah
Wararka ka imaanaya Magaalada Madaxda G/Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in qaar kamid ah ganacsatadda laascaanood iyo maamulka hargeysa ay kala saxiixdeen heshiis meel dhexe ah oo dhameystirkiisa loo xilsaaray guddi labada dhinac ka kooban.

Ganacsataddan oo bilihii la soo dhaafay ku mashquulsanaa sidii ay u gaari lahaayeen heshiis meel dhexe ah oo ay iskula jaanqaadi karaan labada dhinac ayaa waxaa la sheegayaa in is jiid-jiid badan kadib ay gaareen heshiis hordhac ah oo aan weli qodobadiisa la shaacin.

Read more...

 

PostHeaderIcon Dagaal culus oo maanta ka dhacay Lafaweyne oo udhaxeeya Xaqudiriirka Khaatumo state of Somalia iyo SNM Soo duulay ee budhcada ah


 <script language='JavaScript' type='text/javascript'>
 <!--
 var prefix = 'mailto:';
 var suffix = '';
 var attribs = '';
 var path = 'hr' + 'ef' + '=';
 var addy5270 = 'laascaanood31' + '@';
 addy5270 = addy5270 + 'hotmail' + '.' + 'com';
 document.write( '<a ' + path + '\'' + prefix + addy5270 + suffix + '\'' + attribs + '>' );
 document.write( addy5270 );
 document.write( '<\/a>' );
 //-->
 </script><script language='JavaScript' type='text/javascript'>
 <!--
 document.write( '<span style=\'display: none;\'>' );
 //-->
 </script>This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
 <script language='JavaScript' type='text/javascript'>
 <!--
 document.write( '</' );
 document.write( 'span>' );
 //-->
 </script>

Dagaalkan ayaa Xalay Saqdii dhexe ka dhacay Duleedka Tuuladda Lafwayne oo qiyaastii 25KM dhanka waqooyi kaga Beegan Degmada Xudun ee Gobolka Sool,dagaalkan waxaa fooda isku daray labo ciidan oo Korjoogto ahaa oo ka kala socdey Labada Dhinac walow Ciidamada Maamulka Khaatumo ay dagaalkaas Guulo la taaban karo ka sheegteen. Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamadda Daraawiishta Khaatumo ayaa Allssc u Xaqiijiyey in ay Sadex(3) Gaadhi oo Nooca Dagaalka ah kaga Gubeen iska Hor imaadkaas waxaa kale oo Sarkaalkaasi noo sheegay in ay jiraan Khasaare Nafeed oo soo gaadhay Maleeshiyaadka SNM-ta ee Duulimaadka ku Jooga Dhulka SSC.

Last Updated (Wednesday, 13 February 2013 16:33)

Read more...

 

PostHeaderIcon War-deg-deg ah: Guddoomiyihii ururka Ahlu Suna Shiikh Maxamed Xeefow oo geeriyooday

 
Allaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha fulinta ururka ahlu Sunna.

Last Updated (Wednesday, 13 February 2013 16:25)

Read more...

 

PostHeaderIcon Car laascaanood habeen siijood ayaa laga raacay Gabadhan

Dhibaney Nadra Maxamed Jaamac ayaa bishii lasoo dhaafay ee Janaayo lagu xiray xabsiga Hargeysa kadib markii uu soo xidhey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xassan, oo laakiin lagu tilmaamo ninka haya jagada madaxweynanimada ay ku magacaban inuu hayo siilaanyo, sababtoo waxa lasheegaa inuu Siilaanyo ay isugu darsoontey Asaasaq iyo cudurka Parkinson deseaseka (Lalaleemo).

Read more...

 

PostHeaderIcon Shil gaari oo sababay dhaawaca Lix qofood oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo

 

Shil gaari oo saabay dhaawaca Lix qofood ayaa ka dhacay duleedka bari ee Magaalada Gaalkacyo.

Shilkan gaari oo ka dhacay meel qiyaastii 15 Kiilo Mitir bari kaga toosan Magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa ku dhaawacmay Lix qofood oo Afar ka mid ah ay xaaladoodu liidato kuwas oo la dhigay cisbitalka magaaladaasi.

Read more...

 

PostHeaderIcon Been Fakatay Run Magaadho.Imisa Sano Ayaa Shacabka Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Magaalooyinka Burco Hargaysa Iyo Barbara Beenta Uu U Sheegayaa Siilaanyo Maxaytahay Sababta

Been ee tacaal SNM Beentoodii oo oodaha soojabsatay

Shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka gobalada waqooyiga sida hargaysa burco barbara beentan cad uu siilaanyo u sheegayaa iyaguna ay isaga qaadanayaan beenta.

Sida aad ka warqabtaan waa tii mudo lagu maawaylinayay waxaan raadinaynaa aqoonsi si aan uga go,no soomaaliya hawshaas oo ay wadeen horjoogaha maleeshiyaadka SNM ee siilaanyo laakiin waxaa ay xaqiiqdu tahay in ay hadleen dalalban kuwaasoo sheegay dantii ay kalahaayeen siilaanyo in ay ka gaareen.

Read more...

 

PostHeaderIcon Faysal Waraabe oo Ganafka ku dhuftey in Xaglotoosiye loo magacaabo Kuxigeenka labaad ee Siilaanyo(

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sharci darro ku tilmaamay in Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaaanyo uu isku dayo wax ka bedelka dastuurka maamulka isagoo sheegay inaan loo baahnayn laba madaxweyne xigeen oo Somaliland ay yeelato.

Read more...

 

PostHeaderIcon Jariirada Marca Oo Soo Bandhigtay Line-upka Ay Real Madrid Kala Hortagi Doonto Man Utd Habeenka Arbacada.

goolashatv

Wararka la isla dhexmarayo ee ku aadan ciyaartoyda ku soo bilaaban doona kulanka Champions League ee ugu adag wareegaan 16ka ee Real Madrid v Manchester United ayaa durbaba bilowday

Wargeyska Madrid ka soo baxa ee Marca ayaana sheeganayaa inay hayaan 11ka ciyaaryahan ee tababare Jose Mourinho uu soo xulan doono islamarkaana uu kala hortagi doono Manchester United kulanka arbacada ka dhacaya Bernabeu

Dabcan, Special One waxba ma reeban doono isagoo la soo shirtagi doono 11kiisa ugu adag wareega 16ka lugta hore, si uu fursad fiican u helo lugta labaad ee Old Trafford.

Read more...

 

PostHeaderIcon Xoraynta Laascaanood oo aad iyo aad u soo Dhawaatay iyo SNM ku sugan oo baqdin wadnuhu goay iyo horgaladii reer Laascaanood oo Hargeysa i Cararay

 

PostHeaderIcon Soomaaliada Magan Galya Doonka Waa Lagu Celinkaraa Wadankooda Hooyo


Saraakiisha waaxda socdaalka ee dalka Denmark ayaa sheegay in xaalada magaaladda Muqdisho ay tahay mid soo hagaagtay sidaasi daraadeed lagu soo celin karo magaaladda dadka magan gelyo doonka ah ee ku sugan dalka Denmark

Waaxda socdaalka Denmark ee afka Danish-ka lagu dhaho (Udlændingestyrelsen) ayaa go’aankan ku saleysay warbixin ay magaaladda Muqdisho ka keenaan guddi wadajir ah ee dalalka Denmark iyo Norway kaasi oo booqday Muqdisho bishii Oktoobar ee sanadkii 2002-da.

Read more...

 

PostHeaderIcon Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaliya oo u hanjabay Ciidmada Dowlada Soomaaliya.

Taliyaha gaaska labaad ee ciidamda dowladda Soomaaliya, Jen. C/llaahi Cali Cagey ayaa ka hadlay isbaarooyin la sheegay in ay ciidamada dowlada dhigtaan wadada isku xirta sheegay Muqdisho iyo Afgooye.

Read more...

 

PostHeaderIcon Waa markii sadexaad ee aan tijaabino muruqayaga waxaa yidhi dowlada Nooradka Kuuriya


Waa markii sadexaad ee aan tijaabino muruqayaga waxaa yidhi dowlada Nooradka Kuuriya, Waxaa tijaabadii sadexaad ee hubka waaweyn ee aduunka qariba tijaabiyey dawlada shuuciya mayalka arag ee Nooradka Kuuriya.

Hubka ay shalay tijaabiyeen ayaa waxaa lagu dhaliyey dabeecada uraniyanka waa sida ay dheheen khuburo taqaan hubka qumbol duliyaha ee.

Last Updated (Tuesday, 12 February 2013 09:58)

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>