BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon Wararkii Ugu Danbeeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saake kadhacay Magaalada Galkacyo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Khasaaraha ka dhashay qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay inay gaarayaan dhaawaca ilaa 13-ruux oo 8-kamid ah ay yihiin ilaalada taliyaha halka sidoo kale 5-kale ay yihiin dad shacab ah.

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Maamulka Puntland ee qaraxa lala eegtay Nuuradiin Axmed Muuse oo warbaahinta kula hadlay Isbitaalka Magaalada ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay tahay mid wanaagsan dhaawac fududna uu soo gaaray.

Read more...

 

PostHeaderIcon Furitaankii Shir-weynihii Beesh Aadan Axmed Garaad Iyo Alle-barigii weynaa

Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa barnaamij dhameystiran oo ku saabsan shirka beesha Aadan Axmed Garaad ka furmay maalinimadii 11,2,2013.
Barnaamijkana Taariikhiga Ah Ayaa Waxaad kaga Bogon Doontaan Dhamaan Qudbadiihii Maanta Laga Jeediyey Munaasibadasi.

Hadaba Hoos Ka Daawo Muuqaalka Shirweynihii Beesha Aadan Axmed Ee”Midnimo1”Riix halkan>>>

 

PostHeaderIcon Shirweynihii beesha Aadan Axmed Garaad oo maanta si rasmi ah uga furmey gudaha magaalada Buuhoodle,

Shirweynahani oo watey Ala-barigiisii ayna iskugu yimaadeen Cuqaal,Waxgarad,Siyaasiyiin,Culimaa’udiin,Qaar ka mida isimada dhulbahante”Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Iyo Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe” Madaxda maamulka Khaatumo State iyo Ganacsato,Masuuliyiin iyo dhamaanba bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle.

Last Updated (Monday, 11 February 2013 17:38)

Read more...

 

PostHeaderIcon Shaqada ma awoodi karo waxaa yidhi Baadarigii ugu weynaa baaderiyada Roman katoliga

Baaderigii baaderiyada ugu weynaa oo iska dhiibay cilkii sababna uga dhigay ma awoodikari wax intaa ka badan. Benedictus XVI ayaa xilka ka tegaya 28 februari 2013

Read more...

 

PostHeaderIcon Dhibane Kornel Cabdinaasir Sayid Ex-Xeer Ilaaliyihii Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Dalka Oo Ku Dhibaataysan Kenya Iyo Dowladda Soomaaliya oo Aan Wax Daryeel Ah u Fidin


Xeer Ilaaliyihii Hore Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida
Dalka Soomaaliya Kornayl Cabdinaasir Axmed ( Sayid Taagwaa) Oo in mudo ah xaalad caafimaad u joogey Dalka Kenya ayaa Mudo Saddex Sanno ah wuxuu ku Dhibanyahay Dalka Kenya.

Read more...

 

PostHeaderIcon SNM oo sheegtay in aysan ka qayb galayn Shirka London+Vidoe

Gudomiyaha  Xisbiga  Cadaalada iyo Sinaanta ee UCID  Eng  Faysal Cali Waraabe  ayaa waxaa uu shegay in SNM aysan ka qayb galayn shirka may lagu wado in uu ka dhaco Magaalada London.

 

Read more...

 

PostHeaderIcon Nigeria Oo Soo Afjartay Abaartii Koob La`aanta , 19-Sano Ka Dib Koobka Qaramads Africa Ayay Qaadeen

nigeria

Qaranka Nigeria ayaa markii sedexaad taariikhdiisa ku guuleystay koobka qaramada africa ee ka socday dalka South africa iyaga oo si sahal ah uga qaaday qaranka Burkina Faso oo markii ugu horeeysay taariikhda yimid finalka , waxa ayna ku dhamatay hal gool oo nadiif ah .

Read more...

 

PostHeaderIcon Xulalka Burkina Faso iyo Nigeria oo isugu soo haray Finalka Koobka Afrika maanta oo axad ah ku kulmaya fiinaalka koobka Afrika

NNigeria

Ciyaartooyda Wadanka Burkina Faso ayaa ka saaray koobka Qaramada Afrika mid kamid ah dalalka ugu awoodda badan qaaradda Afrika ee Ghana kadib markii ciyaartii seme finalaha ama rubuc dhamaadka ay rigoorayaal 3-2 kaga badiyeen iyadoo 120-kii daqiiqo oo ay ciyaareen isla dhaafi waayay 1-1.

Xulka wadanka Nigeria ayaa waxaa isna uu 4-1 ugu soo adkaatay ciyaar ka tirsanayn Seme finalaha ama rubuc dhamaadka koobka xulalka qaaradda Afrika xulka Mali.

Dalalka Nigeria iyo Burkina Faso ayaa Axadda soo aadan ay ku kulmi doonaan Finalka koobka qaramada Qaaradda Afrika oo ay marti galinayso dalka Koofur Afrika waxana finalka lagu qabanayaa magaalada Johannesburg.

Read more...

 

PostHeaderIcon Garsoorihii Hayay Kulankii Burkino Faso Iyo Ghana Oo Shaqada Laga Joojiyay

3333

Xariirka kubada cagta qaarada Africa ee CAF ayaa shaaca ka qaaday in shaqadii laga joojiyay garsooraha reer Tunisa Slim Jdidi ee hayay kulankii Burkino Faso iyo Ghana sababo la xariira in shaqadiisa garsoornimo ay si  weyn u  liidatay .

Garsoorahaan reer Tunisa Slim Jdidi ayaa si weyn loogu eedeeyay in uu sameeyay qaladaad waa weyn kulankaas Semi-finalka ahaa taasina ay keentay in go`aankaan adag laga qaato.

Read more...

 

PostHeaderIcon Banaan bax ka dhan Ah Faroole oo & Maglada Bosaaso (Top Sawiro)

Waxaa maanta ka socda magaalada Boosaaso mudaaharaad ballaaran oo ay ka qaybqaateen Bulshada magaalada , mudaaraadayaasha ayaa wata boorar ay soo daabacdeen oo ay ku sawiran yihiin sawiro looga soo horjeedo Cabdirxmaan Faroole, waxaana ku qornaa No Faroole,, Faroole Doni Mayno, waxaana ay ku dhawaaqayaan halkudhigyo looga soo horjeedo Maamulka Garoowe ee uu hogaamiyo Faroole.

Read more...

 

PostHeaderIcon Maamulka G/Banaadir oo sheegay in uu meel wanaagsan marayo u..

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in dhammaanba degmooyinka gobolka uu ka jiro diyaar garoow xoog leh oo ay maamullada iyo shacabkaba ugu diyaar garoobeen ololaha todobaadka nadaafadda iyo bilic soo celinta Caasimadda kaasi oo uu horey ugu dhawaaqay Ra’isulwasaaraha Dalka.

Last Updated (Saturday, 09 February 2013 11:53)

Read more...

 

PostHeaderIcon Xaaladda Magaalada Baydhabo oo kacsan

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in xaaladda magaaladaas ay aad u kacsan tahay kaddib markii ay la weeraray hotel uu magaalada Baydhabo ka deganaa guddoomiyaha cusub ee ay dowladda Soomaaliya u magacawday Gobolka Bay.

Read more...

 

PostHeaderIcon Dr Xabeeb hospital dhimarka Buuhoodle oo la dhagaxdhigay


Waxaa shalay oo taariikhdu aheyd 07.02-13 si rasmiya loo dhagax dhigey hospitalka dadka waalan ee magaalada Buuhoodle oo ay dhagax dhigeenUrurka( Ileys Relief Organisation) ee marka magaciisa lasoo gaabiyana layidhaahdo IRO,waxaana dhagax dhigan kasoo qayb qaatey ismada gobolka,cuqaasha iyo culimada.

Waxaana dhagax dhigay hospitalka waalida ee Xabeeb Hospital,Garaad C/laahi Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali oo ah ismada gobolka Cayn ,yadoo ay ka hadleen dhamaan bulshadani kala duwan sidii looga qayb qaadan lahaa dhismaha hospitalka waalida ee Xabeeb hospital,.

Read more...

 

PostHeaderIcon Gabadh waratay afsoomaaliya oo ka ganacsata hidaha iyo dhacanka Soomaaliya dhagayso

Af- Soomaliga waan kaa badiyaa sidaa waxaa yidhi gabadh af soomaliga baratey hadana wax ku qorta.

Markan bal nala daawo adigaaba yabi doona sida afsomaliga loo barto.

Halkan hoose riix oo daawo

Last Updated (Friday, 08 February 2013 11:42)

 

PostHeaderIcon Olole Nadaafadeed oo Horufadhi laga Bilaabay Daawo Sawirrada

Iyada oo uudhawaan madaxweynaha maamulka khaatumo iyo qaarkamida golahiisa wasiirada ay gaadheen magaalada horufadhi oo ilaadii 45 km ujirta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn

Read more...

 

PostHeaderIcon Daawo: Maxad kala Socotaa Xafladi Qaahira Iyo Madaxwayne (Xasan)

Waxaa xaflad aad iyo aad u Qurux Badan laguna soo dhaweynayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdigiisa oo beryahan ku sugnaa magaalada Qaahira ee Dalka Masar ka Dhacday Hoolka way nee Jaamacadda al Azhar ee Magaalada Qaahira

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>