BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon War casuumaad noo fidiya hadii aad tihiin jaaliyada SNM ee Turkiga kadib markaan imaanaay cid balansandoonaaye


Xoga Rasmiya Ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha turkigu Mr. Ardogan uusan qaabileyn ama la kulmeyn Hogaamiyaha Maamulka Labaxay S-land Axmed Siilaanyo iyo Ragii Wasiiro Ugu caabnaa ee Lasocdayba.
Badalka Arintaas Ayaa Lasheegay Inuu Lakulmayo, Islmarkaana Uu Qaabilayo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga

Last Updated (Wednesday, 13 March 2013 13:18)

Read more...

 

PostHeaderIcon Wacdaraha Iyo Munaasibadii Khaatumo ee Genmany


Waxaa Lagu Qabtay Dalka German Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaal Degay Sanad Guurada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State.

Munaasibadan Oo Si heer Sare Ah Loosoo Agaasimay Ayaa waxaa kasoo Qayb Galay, Musuuliyin iyo Madax katirsan maamulka Khaatumo, Shacabwayne ka kala yimid Daafaha Caalamka iyo Waliba Fanaaniin iyo Abwaaniin wacdaro Halkaas ka dhigay kuwaas oo ka Qayb Qaadanayey Xuska Sanad Guurada Khaatumo State.

Read more...

 

PostHeaderIcon Gugii Oo hooray iyo Buuhoodle oo Saxan Saxadoodu Ka Ureyso Magaalada Buuhoodle Iyo Degmooyinka Nawaaxigeeda.


Yadoo ay dhawaanahanba ka taagneyd deegaanada uu ka arimiyo maamulka Khaatumo State ee hoos taga gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn abaar ba’an,kulleyl iyo Biyo la’aan,

Yaa maalinimadii shalay iyo waxaa gudaha deegaanka gobolka Cayn magaala maddaxdiisa Buuhoodle iyo nawaaxigeeda laga dareemayaa saxan saxada roobabka Gu’ga.

Read more...

 

PostHeaderIcon Axmed Madoobe oo shirkii Jubbooyinka ku wareejiyay odayaasha dhaqanka


Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe ayaa ku wareejiyay odayaasha dhaqanka shirkii maamul usamaynta gobollada Jubbooyinka.

Kulan ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa loo sheegay odayaasha dhaqanka in ay howsha maamul usamaynta Jubbooyinka wadaan.

Read more...

 

PostHeaderIcon Wafdi ka socda HAy’adaha QM oo gaaray magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/dhexe


Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in halkaas ay gaareen wafdi ka socda QM, waxaana aad loo adkeeyay amaanka Muqdisho.

Wafdigan gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe Wafdi balaaran ayaa ka socday Hay’addaha Qaramada Midoobay qaybaheeda kala duwan.

Read more...

 

PostHeaderIcon Maydadka laba qof oo Toogasho lagu dilay oo siyaabo kala duwan loogu arkay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir


Maydadka laba qof oo la toogtay ayaa xalay iyo saakay lagu arkay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, iyadoo aan la ogeyn sababaha labadaas qof loo dilay iyo kooxaha ka dambeeya dilkooda.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaari kuwa raaxad ah laga dajiyay ruux da’ dhexaad ah laguna toogtay xaafadda Carrafaat ee degmada Yaaqshiid, ayna kooxihii dilkiisa geystay isla markiibta goobta ka tageen. Sidoo kalena lagu arkay saakay xaafadda Silliga ee degmadaas maydka wiil dhallinyaro ah.

Read more...

 

PostHeaderIcon Ciidamo Deegaaneed Dhamaystay Tababar Sare Oo Helay Gunadii Ugu Horaysay Dhowaana La Filayo In Ay Ku Wareegaan Maamulka Khaatumo State

Waxaa Mudooyinkan Tababar balaadhan uu uga socoday Ciidamo tiro badan Deegaanka Jiica oo hilaadii 60 Km dhanka koonfured ka xigta magaalada laascaanood. Ciidamada ayaa tababar ku dhamaystay halkaasi islamarkaana lagu wareejiyay taliyihii ciidankaasi hawl galin lahaa. Xil-wareejinta Ciidanka ayaa waxaa goob jog ahaa Cuqaal, Waxgaradka, Wakiila ka socday Jaaliyada Khaatumo State.

Read more...

 

PostHeaderIcon Abwaan farxaan cumar selwe iyo gabaygii ku socda budhcad gabayeedka


Tixdan waxan utiriyay tuugii cabdirisaaq isku magacaabay ee budhcad suugaameedka ahaa ee gabayga iga xaday. waana tixdan lagu so bandhigay webebka qaarkood sida allcayn.com aanana uga mahad celinayo wariyaha ama qoaraha webka ee galiyay magacayga kana saaray magacigi ninki soo gudbiyay tixda

Last Updated (Tuesday, 12 March 2013 07:59)

Read more...

 

PostHeaderIcon Raaligelin iyo Boollajiis ku aadan khalad ka dhacay dhanka suugaanta ah

Waxaan halkan ka raali gelinaynaa Abwaan Farxaan Cumar Salwiye oo aannu soodaabacnay gabay uu leeyahay oo naga soo gaadhay ninkale, Ama qof soo xaday uu noosoo diray. Nin aan gabayga tirin lahayna oo isku magacaabay Abwaan Cabdirisaaq, Hadii aannu nahay bahda webkan allcayn.com waxaan halka ka bixinaynaa boollajiis iyo raaligelin buuxda. oo ku socota ninka gabayga iska leh ee Farxaan Cumar Salwiye.

Hada waa lasaxay khaladkii waana laga fiirsanayaa wixii hada ka dambeeya oo shuruuddo ayaan ku xidhaynaa shaqsiga soo gudbiya gabay cusub.oo aan hore loo maqal.

 

Last Updated (Tuesday, 12 March 2013 07:54)

 

PostHeaderIcon Agaasimaha Guud ee Waxbarashadda ee Wasaaradda arimaha Bulshadda Khaatumo Keyse Cawil

keyse cawil ladane
Agaasimaha Guud ee Waxbarashadda ee Wasaaradda arimaha Bulshadda Khaatumo Keyse Cawil Ladane ayaa waraysi uu siiyey warbaahinta kaga warbixiyey Xiliga Kama danbaysta ah ee Imtixaanka Dugsiyadda Sare ee Shahaadiga ah la qaadayo,waxa una sheegay in haatan Gudi Dhawaan lagu dhawaaqay oo diyaarinaysa imtixaanka ay ku hawlanyihiin imtixaanadkii iyo Samaynta LANBARADDA ardayda(ROLE NUMBER).

Read more...

 

PostHeaderIcon Wasiirka arrimaha dibedda Masar oo Muqdisho soogaadhay

wasirmasri4

Wafdi ka socda dowlada Masar oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada Masar ayaa barnimadii maanta ka soo degay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read more...

 

PostHeaderIcon Jabhadda SNM Ee Magaaladda Laascaanood Oo Ugu Hanjabay Maamulayaasha Dugsiyadda Sare Iyo Kuwa Hoose/Dhexe ee Magaaladda Laascaanood


Iyadoo Dhowaan uu maamul Goboleedka Khatumo state of Somalia uu shaaciyay xiliga la qaban doono Imtixaanaadka Dugsiyadda Sare iyo Kuwa hoose dhexe ee maamulkaasi kulan uu ku yeeshay maamulku caasimadda Taleex Lagu shaciyay in dhamaanba ardayda Reer khatumo state inay u diyaar garoobaan imtixaanaadki maamulka Khatumo.

Read more...

 

PostHeaderIcon Al-Shabaab oo sheegay inay ka faa’idaysanayaan khilaafka ka taagan Kismaayo


Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu ka taagan yahay Khilaaf xoogan oo udhaxeeya ciidamada magaalada kuwada sugan.

Gudoomiyaha Kooxda Shabaab Xudayfa Cabdi Raxmaan ayaa usheegay raadiyaha Shabaab inay kusugan yihiin meel aan ka dheereyn Kismaayo ayna xili kasta tagi karaan gudaha magaalada.

Read more...

 

PostHeaderIcon Somalia’s leaders congratulate Uhuru Kenyatta


The president of Somalia Hassan Shiekh Mohamud congratulated Kenyan President-elect, Mr. Uhuru Kenyatta on his victory in Monday’s presidential election.

Kenyatta was declared winner in Nairobi by the country’s Independent Electoral and Boundaries Commission chairman Ahmed Isack Hassan.

Read more...

 

PostHeaderIcon Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo ka hadlay boqollaal ciidammo ah oo dhawaan gaaray Magaalo Xeebeedda Kismaayo

Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ka hadlay boqollaal ciidammo oo dhawaan gaaray degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaasoo cabsi badan ka dhaliyay degmadaas.

Maxamed Kaliil ayaa sheegay in ciidamadan ay ahaayeen kuwo dowladda Soomaaliya ya u bedeshay degmadaas, balse aysan ahyan kuwo inay dhibaato sameeyaan halkaas u tagay.

Read more...

 

PostHeaderIcon Uhuru Kenyatta oo noqday Madaxweynaha Afraad ee Kenya

Gudoomiyaha gudiga doorashada Dalka Kenya ayaa si rasmi ah, daqiiqado ka hor ugu dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashadii Kenya, Uhuru Kenyatta oo noqonaya madaxweynihii afraad ee dalkan isagoo helay 6,173,433, halka Raila Odingana uu helay 5,340,546 oo cod.

Kenyatta ayaa sannadii 2002-dii ku guul darraystay inuu xilkaas qabto kadib markii u la tartamay madaxweynaha haatan xilka kasii dagaya ee Mwai Kipaki.

Waxaana xilligaas uu hogaaminayay xisbigii kaligiis ka talin jiray Kenya ee KANU.

Uhuru oo 51 jir ah ayaa waxaa markan uu helay in ka badan 50% codadkii la dhiibtay, taasoo uu si rasmi ah u shaaciyay Axmed Isaaq Xassan oo ah gudoomiyaha gudiga Doorashada Kenya.

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>