BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon Sheekh Xasaan Oo si weyn u taageera Shabaab oo sheegay in ee qaadayaan Masuuliyada Dilkii Sheekh C/Qaadir Nuur hadii Al-ictisaam


Sheekh Xasaan Xussen oo loo yaqaano Abu Salmaan kana mid ah Wadaada sida weyn u taageersan Xarakada Al-Shabaab ayaa wuxu ka hadlay dilkii loo geestay Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo lagu eedeeyo Shabaabku in ay naftiisa dhaafiyeen xili uu salaad Casir u taagnaa Masjid dhaxdiis.

Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax (Gacamey) oo lagu dilay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal laguna eedeeyo in Shabaabku ay khaarijyeen ayaa Sheekh Xasaan waxa uu sheegay in ay masuuliyada dilkiisa qaadanayaan hadii Ictisaam ay ogolaadaan in ay laayeen dad badan oo kamid ahaa dowladii Cabdullahi Yuusuf .

Read more...

 

PostHeaderIcon Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta khudbad uu kaga warbixinayay waxyaabihii u qabsoomay muddada 100-ka maalmood


Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta khudbad uu kaga warbixinayay waxyaabihii u qabsoomay muddada 100-ka maalmood ah ee ay xukuumaddiisu shaqeynayso ka horjeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya.

Read more...

 

PostHeaderIcon Tirinta doorashooyinka madaxnimo ee dalka Kenya ayaa waxaa weli ku horreeya Uhuru Muigai Kenyatta oo u tartamaya isbahaysiga Jubilee

09.14am Uhuru Kenyatta (JUBILEE) 1,989,014 

Raila Odinga (CORD) 1,506,709

Musalia Mudavadi (AMANI) 106,317

 

Last Updated (Tuesday, 05 March 2013 09:48)

Read more...

 

PostHeaderIcon Ninkii belo maleega isagay madaxa jartaa fiiriya qisadan ha leeshay kooxaha nabad diidka ah.


Ugu yaraan 10 ka tirsan maleeshiyada al-Shabaab ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa ay ku dhaawacantay qarax weyn oo shalay galinkii dambe ka dhacay guri ku yaalla magaalada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, s Qaraxa ayaa ka dhashay walxaha qarxa oo maleeshiyadu ay ku diyaarineysay guriga.

Sida laga soo xigtay dadka deegaanka, tobanka nin ayaa ku dhintay isla goobta uu qaraxa ka dhacay. Waxaa sidoo kale gebi ahaanba burburay gurigii lagu farsameynayay qaraxa.

Read more...

 

PostHeaderIcon Digniin culus oo ku socota beesha Khaatumo state of Somalia in ay fiijignaadaan

 

 

Caaqil Mohamed Farah Awad (Fara-Cade) oo nagala soo xidhiidhay wadanka
Imaaraadka kana warbixiyey shirar iyo shirqoolo halkaa laga wado

Halkan ka dhegeyso warbixintii Faracade

Last Updated (Monday, 04 March 2013 11:46)

 

PostHeaderIcon Wasiir Maamulka Puntland ka tirsan oo lagu weeraray Gobolka Karkaar

Waxgarad ka hadlay dhibaatada Ka jirta Wadada u dhexeysa Muqdisho iyo AfgooyeWararka Ka imaanaya Gobolka Kar kaar ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Ganacsiga ee Maamulkaasi Dr Cabdullaahi Axmed in shalay Gelinkii dambe  ay jidka u galeen Kooxa Hubeysan halkaasina ay rasaas ku huwiyeen Gaariga ay saaraayeen.

Read more...

 

PostHeaderIcon Madax Wayne Indha Sheel Oo ka War bixiyay Shirka Taleex Ka furmi doona

indhosheelfadhi

Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Oo Kamida golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State, Islamarkaana Kusugan Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex Ayaa Waraysi uu Siiyey Habaynimadii Xalay Ssc Radio waxa Uu kaga Hadlay Arimo Dhowra.

Madaxwayne Indho Sheel Ayaa Siwayn Ubayaamiyey Shirka Kasoconaya Magaalada Taleex waxaa uu Kaga Duwan Yahay Shirkii Lagu Yagleelay Maamulka khaatumo, iyo waxa lagu Gorfeeyay Haatan Wejiga Hore ee Kulankaasi.

Halkan Riix Oo Kadhagayso Waraysiga Madax Waynaha

Read more...

 

PostHeaderIcon Waxgaradka Degmada Xuddun ee Gobolka Sool oo dhibaatooyinka ka Taagan Degmadaas ku eedeeyay SNM


Waxgaradka degmada Xuddun ee gobolka Sool ayaa si aad ah uga dayriyay xaaladda nololeed ee dadka ku sugan degmadaas oo marba marka kasii dambaysa sii xoogaysanaysa, kaddib xiisad colaadeed oo dhexmara ciidamada SNM iyo kuwa Khaatumo ee isku-horfadhiya deegaankaas.

Read more...

 

PostHeaderIcon Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi balaaran oo uu Hoggaaminayo oo xalay gaaray xarunta dalka Qatar ee Dooxa


Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaasoo uu kula kulmi doono mas’uuliyiinta dalka Qatar.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah, ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiika arrimaha dibadda, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka maaliyadda, Maxamud Xasan Suleymaan, wasiir-u-dowlaha madaxtooyada, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, taliyaha nabad-sugidda, Axmed Macallin Fiqi iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan).

Read more...

 

PostHeaderIcon Kooxo Hubeysan oo saakay Toogtay Haweeney ka Shaqeynaysay Mid ka mid ah Isbitaallada Magaalada Muqdisho


Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa ku dilay saakay oo Isniin ah xaafadda Nnasteexo ee degmada Wadajir gabar ka howlgalaysay mid ka mid ah isbitaallada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Haweeneyda la dilay magaceeda lagu sheegay Xabiibo Cali ayaa waxaa toogtay laba wiil oo bastoolado ku hubeysan, kuwaasoo markiiba goobta ka baxsaday, iyadoo maydka gabadhaas loo celiyay gurigooda oo aan goobta ka fogeyn.

Read more...

 

PostHeaderIcon Daawo Video Shabaabka Maali iyo Shabaabka Somalia Maxey Ku Kala Duwan Yihiin.

Dowlada dalka maali ayaa waxa ka soo horjestay urur dimeed kuwaaso la baxay alshabaab.
waxayna dhoola tus ka sameyay wadanka maali in ka badan boqolaal dhalain yaro oo tabar u socota ayaa ku biiray hadaba daawo muqaalka shabaabka dalka maali
HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA
WARARKII UGU XIISAHA BADNAA

 

PostHeaderIcon Ururka gabaabsiga ah ee Al Shabaab oo banaan bax sameeyey

Waxaa Maanta Qeybo kamid ah Gobolka Sh/Hoose ka dhacay dibad bax balaaran ee dhigeen Taageerayaasha Al-Shabaab ee ku dhaqan Qeybo kamid ah Gobolka Sh/Hoose iyadoona Dibad baxaasi kasoo qeyb galeen saraakiil katirsan Shabaab.


Dibax baxa Shabaab dhigeen oo ka dhacay Deegaano iyo Degnooyin katirsan Sh/Hoose ayaa kii ugu balaarnaa waxa uu ka dhacay Magaalada Barawe oo ah Xarunta ugu weyn ee Al-Shabaab ka joogaan Gobolada Dalka lana rumeesan yahay inta badan Hogaamiyaashooda in ee joogaan.
Dibad baxa Maanta Shabaab iyo Taageerayasahooda dhigeen ayaa looga soo horjeeday Duulaanka ee Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM kula wareegeen Degmooyin iyo Deegaano katirsan Sh/Hoose iyo sidii ee Shabaab dadka ugu boorin lahaayeen in gacan ku siiyaan Dagaalada ee wadaan.

Read more...

 

PostHeaderIcon Olole soo celinta bilicda magaalöada Buuhoodle

Olole Nadaafadeed tan iyo maalinta galinkii hore iyo kii danbe ba ka soconayey gudaha magaalada Buuhoodle.

Ololahan oo ay ka qeyb qaadayeen dhamaan bulshada ku dhaqan gudaha magaaladani, Yadoo Ololahani lagu Nadiifinayay Wadada weyn ee faras magaalada Buuhoodle isla markaana dhex marta badhtamaha Magaalada Buuhoodle

Read more...

 

PostHeaderIcon Daawo Sawirada Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo dhex galay shacabka Buurhakaba

 

 Iyadoo shalay Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay la wareegeen degmada Buurhakaba ayaa ciidamada waxay bilaabeen howl galo ammaanka lagu xaqiijinayo, iyadoo dadka deegaanka ay soo dhoweeyeen ciidamada markii ay gudaha u galeen.

Last Updated (Thursday, 28 February 2013 12:20)

Read more...

 

PostHeaderIcon Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee KhaatumoKhaatumo State of SomaliaXafiiska Agaasimaha warfaafinta


War Saxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Agaasimaha Warfaafinta Khaatumo State of Somalia.

Ujeedo: Beenin warar dacaayado raqiis ah & ku tiri kuteen ah:

Dawlada & Shacabka Khaatumo State of Somalia waxay si adag oo cad uga dhiidhinayaan wararka been abuurka ah, dacaayadaha raqiiska ah isla markaana xambaarsan ku tiri kuteenka ee ka soo yeeray xubno ka mid ah maamul goboleedka Puntland kaasi oo deegaano ka tirsan maamulka Khaatumo State of Somalia ku shaabaadeeyey inay ku sugan yihiin ama marin ka dhigtaan kooxo ka.

Last Updated (Thursday, 28 February 2013 10:55)

Read more...

 

PostHeaderIcon Dhac iyo Boob ay ka wadaan Maleeshiyada SNM Sool

Maleesiyaadka Somalidiidka ah ee SNM ayaa markay kala kulmeen tacshiirad Xoogaga ciidamada Xaqudirirka ee Khaatumo State, siyaasad ahaan ay ku fashilmeen beentii iyo dhalanteedkii horjooge Siilaanyo oo been iyo fashil ku dhammaatay ayaa waxay bilaabeen dhaca Xoolo dhaqatada degaanka Xuddun iyagoo dhowr oo isku xiga isku deyey inay xadaan Adhi si ay u qalqalshaan.

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>