|
|
Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye
SNM oo soo wada dagaalkii lagaga qabsan lahaa Oog, Caynaba, Qorulugud iyo dhulka dhulbahante ee maqan oo dhan marka la jebiyo.

Wararka laga helayo xafiisyada maamulka SNM ee magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ay jabhadu isu diyaarineyso iney dagaalo horleh kusoo qaado dhulka SSC ee faraha jabhada SNM-ta ka maqan ayna ka taliso maamulka Khaatumo.
Waxaa kaloo iyana garab socota boorin iyo durbaan dagaal tumid ay wadaan shacabkooda iyo isimadooda, taas ooy ku geynayaan furimaha maleeshiyaadka SNM ka fadhiyaan dhulka SSC xoolo nool iyo raashin iyo hadalo niyad dhisid, kicin iyo faafin isir naceyb ooy ku dhiiri gelinayaan maleeshiyaadkooda dulmiga ka wada dhulka SSC.
More Articles...
- Dhibane Kayse Yuusuf Jinac, Oo In Mudo Ah Xanuuno Kala Gadisan La Liitey Gudaha Magaalada Buuhoodle.
- Soomaaliyeey ogaada in Carabi ay ka xuntahay Yuhuuda waa idinka soo dhawaysta ee fiiri video-ga
- Xaalada Kismaanyo oo aad iyo aad u fool xun iyo shirkii oo istaagay
- Odayga waalan ee faysal Cali Dhurwaa oo media ku yidhi war nadhaafa Anigaa Al Shabaab ah ee.




Kadib 25 sano oo dagaalo iyo khilaafyo ay ka jireen dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo bidhaamaya qorshe dib loogu soo nooleynayo fanka iyo muusiga, tartamo dhinaca muusiga iyo fanka ah ayaa waxaa ay u suurto gelinaysaa dhalinyarada inay ku soo bandhigaan awoodooda fanka.


Warbaahinta Ku Hadlay Afka Maamulka Faroole dagaalka Xoogana Kula Jira Karaamada iyo Jiritaanka Mandaqada Gobolada SSC ayaa Fideyey Been Abuur Baahsan kaas oo lagu Waxyeelaynayo Sharafta Magaalada Boocame & Guud ahaan Bulshada Khaatumo State.





Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn waxa maanta sirasmi ah looga Bilaabay Dhismaha Taalo lasaari doono Gaadhi Bee-bee ah kaas oo Bulshowo waynta Deeganada SSC ee Maamulka Khaatumo si wayn usoo dhoweeyeen.



















Dhamaan waad mahadsantihii









