BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon Dhibane Kayse Yuusuf Jinac, Oo In Mudo Ah Xanuuno Kala Gadisan La Liitey Gudaha Magaalada Buuhoodle.

Kayse Yuusuf Jinac, Waa dhibane in mudo ah la liitey Xanuuno kala duwan, Isla markaana xaaladiisa caafimaad tahay mid liidata.
Dhibanahan oo aan haysan wax dareyeela isla mar ahaantaana la liita xanuunadan oo kala ah” Macaan,Dhiigkar, Faalig” Yadoo ay jirto in aan waxba lagaga qaban karin xanuunadan gudaha deegaankan Buuhoodle ee dhulbahante ciideed.

Read more...

 

PostHeaderIcon Soomaaliyeey ogaada in Carabi ay ka xuntahay Yuhuuda waa idinka soo dhawaysta ee fiiri video-ga

 
Muuqal laga Duubay dad Soomaliyeed oo Sixub loogu Garaacayo jaadal iyo laba Dible u xidhan oo ay garacayaan Askar reer liibiya ah ,muqaal Wuxuu ku tusaya tacdiyada iyo jidh dilka loo geysto Soomaalida tahriibta ah,ee lagu qabto dalka Liibiya. hoos ka daawo..

Halkan Riix>>

 

PostHeaderIcon Xaalada Kismaanyo oo aad iyo aad u fool xun iyo shirkii oo istaagay


Shirka Maamul u samaynta Jubbooyinka ayaa di u dhacay kadib markii ay Casumaad la sheegay in loo diray Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha Somalia aysan kasoo jawaabin. Sidoo kale waxaa dagaal u dhaxeeya Raaskaamboni iyo Ciidanka Dowlada ka bilaabmay gudaha magaalada Kismaanyo Subaxii hore ee Somalia. Halkan Guji>>

 

PostHeaderIcon Odayga waalan ee faysal Cali Dhurwaa oo media ku yidhi war nadhaafa Anigaa Al Shabaab ah ee.

Wararka naga soo gaadhaya waqooyiga Somalia ayaa sheegaya in uu cadaystay xitaa odayga waalan ee Faysal cali in uu yahay
Al Shabaab. oo Mar ay waraysanaysay media-da xortahay ee Somalia uu yidhi ama erayadiisii ay ka mid ahaayeen, war nadhaafa
anigaa Al Shabaab ah ee, wuxuu kaloo kusii daray in aysan ahayn Al Shabaab ceeb laga cararo ee uu isagu kuba faanayo,

Last Updated (Friday, 22 February 2013 11:12)

Read more...

 

PostHeaderIcon SNM Dhulboob madeyso Khaatumo-na baryo madayso, Dhulfidsi ka socda Gobolka cayn oo isku dadh horleh keenaya

Tuulada Gal -Gal oo dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Buuhoodle, Yaa tan iyo habeenkii xalay ahaa Waxaa laga Dareemayay Duulaan iyo Dhulbaadhsi ay kasamaynayaan Beesha Habarjeclo. Beeshan Ayaa Duulaanka Kasoo Qaaday Tuulada Qorulugud oo ah Saldhiga Lagaga Soo Duulo Deegaanka Buuhoolde.

Read more...

 

PostHeaderIcon MMA soomaali ah oo guul deg deg ah soo hooyey fiirso.


Wiil feeryahan Somaliyeed ayaa markii ugu horeysay wacdaro ka muujiyey ciyaar feer ah oo uu ka qeyb galey. Hadaba guushan uu soo hoyey feeryahaynka Somaliyeed ayaa ah mid aad loogu faani karo.

Bal nala daawo feeryahanka somaliyeed iyo guushiisa.

Riix halkan guji.

Last Updated (Thursday, 21 February 2013 12:32)

 

PostHeaderIcon Ogaysiis ku socda jaaliyada Khaatumo ee Columbus Ohio


Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada khaatumo state ee ku nool Columbus, OHIO iyo nawaaxigeeda inuu jiro shir muhiim ah. Shirkani muhiimka ah ayaa waxaa looga goleeyahay in lagu lafa guro arimo aad muhiimad ugu leh jaaliyada iyo guud ahaan Khaatumo,shirkani ayaa waxaa ka soo qayb geli doona musuuliyiin sar sare oo ka socda golayaasha Khaatumo State Of Somalia.

Last Updated (Thursday, 21 February 2013 08:40)

Read more...

 

PostHeaderIcon Waa wadan la kala iibsadey oo aan nala ogeysiin fiiriya sida Isaaq oo Laascaanood ka iibsadey wiilyar oo dibjir ah.


Iyadoo Aynu Ognahay Sida ay Albaabadu ugu Soo laabmeen Maamulkii Beesha isaaq ee S-land.
Ayaa Hadana wali waxaa Jira Qaarkamida Horgalayaasha kasoo jeeday Deeganada Daraawishta Khaatumo oo wali u hanqal taagayey maamulkaasi, waxaanu Xaalkoodu maanta ka Dhigan yahay - SAANBUUS GABAL KA DHACAY-.

Dhinaca kalana waxaa wali Jira Damacii Maamulka Siilaanyo (Somaliland) uu Doonayey inuu ku hantay Deeganada Khaatumo State, Gaar ahaan Gobolka Sool.

Last Updated (Thursday, 21 February 2013 08:29)

Read more...

 

PostHeaderIcon Ciidamada dowlada Somalia ayay ka go antahay in ay ka saaraan gobolka Hiiraan dhamaantiis meel kasta oo ay kaga sugan yihiin Al Shabaab


Gudoomiye kuxigeenka dhinaca amaanka maamulka gobolka Hiiraan Axmed Cabdalla Inji oo Saxaafada kula hadlay gudaha magaalada Baladweyne ayuu ku goodiyey inay dhawaan la wareegi doonaan deegaanada gobolkaas kaga sugan yihiin Shabaab. 

 

Waxa uu sheegay inay ka go’an tahay sidii ay uga saari lahaayeen shabaab deegaanada ay gobolka Hiiraan ka arimiyaan iminka dhawaana ay duulaan ku qaadi doonaan.

Last Updated (Thursday, 21 February 2013 07:42)

Read more...

 

PostHeaderIcon Ku tumashada xaquuqda haweenka iyo umada waa wax laga caadaystey beryahan dambe maamulka uu Horjoogo Tuug Faroole ee maamul goboleedka Somalia ee Puntland

 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garowe ee caasimadda Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in saddex wiil oo ay dhaleen qaar ka mid ah madaxda Puntland ay habeenkii isniintu soo galaysay ee bishan Febraayo 17 ka hayd ay gabadh yar ka afduubteen xaflad aroos, ka dibna inta gaadhi ku qaateen ku kufsdeen meel ka baxsan magaalada Garowe bartiina ay kaga soo tageen.

Read more...

 

PostHeaderIcon Ogeysiis Ogeysiis Gabdhaha beel weynta Ugaadhyahan oo shir ku yaalanaya London ha moogaan ee ka soo qaybgal wanaagsan

Waxaa dhamaan la, Ogaysiinayaa Gabdhaha beesh Ugaadhyahan ee Khaatumo ee ku dhaqan London iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qaybgalaan Shir ka dhici doona London..

Read more...

 

PostHeaderIcon Maamul goboleedka Khatumo State of Somalia oo Aqoonsi ka welay Dowlada Canada

Flag-Pins-Somalia-Canada

Masuuliyiin ka soo jeeda parlamaanka Canada ayaa ku dhawaaqay taageeradooda Maamul goboleedka Khatumo State of Somalia, Daawo xildhibaanad Kristy Duncan. MPP Kristy Duncan of Etobicoke North, Ontario, Canada, ayaa muujisay taageerada dowladdeedu ay u hayso aqoonsiga Dowladda Federalka ah ee Somalia iyo maamul goboleedka Khatumo State of Somalia

Halkan Riix Oo Daawo Video-ga

 

PostHeaderIcon Culimada Soomaliyeed Oo sheegtay Inaan Dilka Shiikha An Looqabsanayn Qabiil Ee Uu ka Dambeeyo Ina Godane

Culimada Soomaaliyeed ee kulanka ku lahaa magaalada Garoowe ayaa go’aan ka soo saaray dhacdadii lagu diley Allaah u naxariistee Sheekh Abdulqaadir Nuur Faarax, Waxayna sheegeen in dilkiisa qofka loo adeegsaday aan loo nisbeyn karin qabiilkiisa, isla markaana waxay ku tilmaameen xaaran , sidoo kale waxay sheegeen in ay cadahay in Kooxda Shabaab ay dilkan geysteen.

Read more...

 

PostHeaderIcon Ogeysiis ogeysiis dhamaan Qurbajoogta Beesha Jaamacsiyaad


Ogeysiis:
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan qurbajoogta beesha Jaamac Siyaad, in hadii Allaah idmo la qaban doono shirweyne Telefoon ah.

 

Kaasoo lagu sii ambaqaadayo go'aamadii kasoo baxay shirkii beesha ee ka dhacay Magaalada Dandan.

Shirkan waxaa warbixino kasoo jeedin doona Cuqaal, odayaal, iyo waxgaradka ku sugan Dandan.

Hadaba waxaa laga codsanayaa jaaliyadaha qurbajoogta inay si buuxda ugasoo qaybgalaan, waqtigana la cilaamiyey waa.

 

Maalinta Shirka: Sabti, February 23 faebruari

 

Xilliga: 11am Eastern time. 10am Mineapolis, 4pm London, 8am Seattle, 7pm Somalia,

Lambarka lagusoo geliyo kala xidhiidha gudiyada wadamada iyo gobollada.

 

PostHeaderIcon Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo la wareegay garoonka diyaaradaha Jowhar iyo deegaanno ku dhow

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo la wareegay garoonka diyaaradaha Jowhar iyo deegaanno ku dhow. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa shalay gellinkii dambe la wareegay deegaanno dhinaca waqooyi kaga beegan degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha.

Read more...

 

PostHeaderIcon magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay dil laguyla beegsaday 3qof oo rayid ah. iyo amaanka Puntland oo gacanta kabaxay


Wararka naga soo gaadhaya magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay dil laguyla beegsaday 3qof oo rayid ah.

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan inay halkaasi ku dhinteen dhamaan 3dii qofba walow mid kamid ahi uu markii danbe ku dhintay cusbataalka magaaladaasi Galkacayo.

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>