BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye

PostHeaderIcon Markii ugu horaysey ka dawladii ina siyaad Bare oo ah 141 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaliyeed oo la siiyay abaalmarino dalacaad kala duwan

141 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaliyeed oo la siiyay abaalmarino dalacaad kala duwan,
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda KMG ah ee soomaliya Md Shariif oayaa lagu dalacsiiyay 141-Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyed kuwaasi oo jagooyin kala duwan ka haayay waaxyaha cidanka Booliska soomaliyeed.

Wareegtadaan ka soo baxday xafiska Madaxweynaha Soomaaliya md Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu dalacsiiyay 141-sarkaal oo ka tirsan Ciidamada booliska Soomaaliyed, iyadoo munaasabada lagu dalacsiinayay Saraakiishaas ay ka dhacday Magaalada Muqdisho.maanta oo ay taariikhdu tahay 10.5.2012ka.,inkastoo dalacaadaan ay soo baxday 12ka abriil oo ku began maalinta la aas aasay ciidanka Xogga dalka soomaliyeed.

Read more...

 

PostHeaderIcon Muuqaallo ka tarjumaya suuqa jaadka Caasimada SNM-ta Burco

 
Waxaa Yaab ah nin qaadku waashay in uu nin Ab iyo isirba halgamaa ayaa uu sheegto dhulkiisa.

Read more...

 

PostHeaderIcon Muuqaallo ka tarjumaya xaadala magaalada Xamar gaar ahaan xaafada Hoda


Xaaladda barakacayaasha magaalada Muqdisho ayaa isbadel xagga nolosha ah ku yimid kadib markii caawinaad aan kala go` laheyn ka heleen hay`adaha gar-gaarka oo ay ugu horeeyaan hay`adaha dalka Turkiga.
Biyaha, raashiinka iyo daawada ayay si joogta ah u helaan barakacayaasha, waxaana sawiradan idiin muuqda laga soo qaaday kaamamka ku yaala degmooyinka Hodan iyo H/wadaag.
Dhawaan ayaa waxaa lagu dhawaaqay in ay dhamaatay macluushii ka jirtay Soomaaliya, waxaana iminka la qorsheynayaa in dib loogu celiyo barakacayaashan deegaanadii ay ka soo barakeceen sanad ka hor.

Read more...

 

PostHeaderIcon Ururka samafalka Daryeel oo soo gaadhsiin doona qalab cisbitaalda gobolada SSC


Ururka la yiraaho Daryeel oo ah urur ka shaqeeya Samafalka biniaadinmo kana madax banaan arimaha siyaasada Soomaaliya oo xaruntiisu tahay gobolka MN ee wadanka Maraykanka, ayaa maanta ka gudoomay deeq qalab caafimaad Siyaad Cali oo ah u qaysanaha Soomaalida Xafiiska Senetrada gobolka MN Amy Klobuchar. Deeqdan oo markay gaadho wax badan ka tari doonta dumarka iyo caruurta daryeelka caafimaad u haqabka qaba ee kunool gobolada kor ku xusan iyo nawaaxigooda ayaa dhowaan lagu wadaa in loo diro dadkii loogu talo galay inay ka fa’iidaystaan. Arintani waxay dhiiri gelin u tahay cidkasta oo jecel inay waxka qabtaan horumarinta wadankii hooyo, dhinacyada, caafimaadka, waxbarashada iyo horumarka kaleba.

Read more...

 

PostHeaderIcon Xaqiiqda dhabta ah ee kajirta somaliland oo dadkooda been kumaaweeliya

Somaliland is the only one of its kind in our modern world. It is the only place where people’s mind works onlywhen intoxicated with chewing Kat. It is the only place where the 80 year olds and the adolescents speak the same language. It is also the only place in the world where human beings has taken leave from sanity

Last Updated (Friday, 11 May 2012 08:46)

Read more...

 

PostHeaderIcon Ardayda sool oo diidey itixankii SNM oo hada ku gelaysa Buuhoodle


Waxaa caawa naga soo gaadhaya Gobolka Cayn  warar lagu kal soon yahay oo ka imanaya dhanka waxbarashada.
Waxaa maanta si raxan raxan ah usoo gaadhay magaalada Buuhoodle kooxo ka tirsan ardayda reer sool ee wax ka dhiganjiray Caasimada ku jirta illaahada gacanta cadawga.

Last Updated (Thursday, 10 May 2012 21:39)

Read more...

 

PostHeaderIcon Soomaaliya oo wadadii toosnayd heshay iyo labo caqabadod oo welijira Al Shabaab iyo SNM

Waxaa dhamaan 80% laga dareemayaa in soomaaliya ay maanta wado fiican marayso,
shuushkiina baxayo laakiin weli waxaa jira labo dhibaato oo waa weyn ku waas oo u baahan ciribtirid,
hadii larabo jiritaanka Somalia, Hadaba waxaa is waydiin mudan waa ku wee labada dhibaato ee maanta
ku hadhay Somalia waa kuwee waa Al Shabaab iyo SNM.

Labaduba kuma qanacsana habsamida iyo nabada Somalia. Somalia maanta waa wadan,
Fadaral ah ninkastaana dumuqudadiyad ugu noolaa karo. Marka wixii diidani sow ma aha
wax Khaatumada seegay. Sída Al Shabaab iyo SNM.

labaduba waa karaahiyo fog oo soomaali oodhan, saamaynaysa.

Ka dhiibo rayigaaga >>>

 

PostHeaderIcon Kulamada labado beel weynta Harti ee kala ha Mahamed Harti iyo Saciid harti oo kulamo badan iyo wada tashi bada sanadka yeeshay waxaa udambeeyey kii shalay ka dhacay Kenya.

Kulan balaadhan oo mudo saacado ah qaatay ayaa maanta ku dhex maray magaalada Nairobi golayaasha maamulka khaatumo iyo waxagad iyo siyaasyiin kazoo jeeda beesha maxamed harti majeerteen kulankaasi oo ay waxgaradka beesha maxamed harti kusoo bandhigeen taageerada ay maamulka khaatumo uhayaan beel ahaan.

Last Updated (Thursday, 10 May 2012 10:53)

Read more...

 

PostHeaderIcon Saaka iyo nawaaxiga Gobolka Cayn


Wararka naga soo gaadhaya caasimada gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa sheegaya in Shalay ay dhaqdhaqaa
mileteria ay ka Muujiyeen ciidamada isdifaaca yaasha Khaatumo State of Somalia.

Read more...

 

PostHeaderIcon War Dag Dag Ah Qaar Kamida U Adeegayaasha Faroole Oo Yimid Dagmada Xudun iyo Ciidamada Khatumo Oo Talaabo Sharci Ah Kaqaaday

Waxaa maanta isku dayey in ay hawlo kafuliyaan qaarkamida u adeegayaasha firdhiye kadib marka deegaan ka xudun ay si buuxda ula wareegeen ciidamada xaqudirirka khaatumo ayaa waxaa maanta kusoo qul qulay qaar kamida dadka iyagu ka amar qaata faroole firdhiye kuwaas oo isku dayey in ay sidii awalba ay dabadhilifka ugu ahaayeen farooli ay kafuliyaan arimo la xidhiidha maamulka Firdhie

Read more...

 

PostHeaderIcon Dadka maskaxda laga dhaqay oo ku batay Somalia


Hay`adda nabadsugidda ayaa maanta xarunteeda ku soo bandhigtay sadex dhalinyaro oo ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo mid ka mid ah maanta lagu soo qabtay ex kontrol Afgooye isaga oo xiran jaakedka la isku qarxiyo.
Ismaaciil Cumar Sheekh Nuur oo ah wiil isqarxin rabay ayaa saxaafadda u sheegay in uu doonayay in uu galo Jaamacadda Umadda oo xarun u ah ciidamada Burundi ee AMISOM islamarkaana uu isku qarxiyo.

Last Updated (Wednesday, 09 May 2012 10:35)

Read more...

 

PostHeaderIcon Dowlada Jaban oo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku wareejisay Gawaari iyo Qalab Kale. (Daawo Sawirada)

Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lagu qaado ah iyo jaakadaha laga xirto xabadda (Bullet Proof Jackets) iyo koofiyadaha aan xabadu karin.

Ugu horayntii waxa kahadlay xafladii lagu wareejinayey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalyeed Gen. Shariif Shiikhuna isagoona uga mahad celiye deeqdaan balaaran dowlada Jaban, waxaana uu u xusay inaysan ahayn deeqdaan tii ugu horaysay oo ay kahelaan dowlada Jaban oo ay sidoo kale qayb libaax kaqaataan mushaaraadka ciidanka iyo qalabayntoodaba isla markaana ay rajaynayaan in deeqdaana aysan noqon doonin tii ugu danbaysa.

Read more...

 

PostHeaderIcon Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan Amniga looga hadlayay oo ay ka qeybgaleen Saraakiil ka tirsan UN-ka, Mareykanka & Midowga Yurub.(Daawo Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa maalintii labaad kulan uga soconayay Xarunta taliska AMISOM ee Xalane kaa oo looga hadlayay arrimaha amaanka dalka.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudiga Wada jirka Amniga oo ay ku mideysan yihiin Qaramada Midoobey,TFG-da, Ahlusunna, Galmudug, Puntland, IGAD,AMISOM, Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub, Wuxuuna kulanka ku saabsanaa mid diirada lagu saarayo sidii loo xoojin lahaan amaanka dalka Soomaaliya.

Read more...

 

PostHeaderIcon Guuldaro cadow iyo hambalyo Khaatumo


Waxaa shalay galab gaadhi nooca dagaalka ah kula gadoomay ciidamada Maleeshiyaadka
Maamulka SNM Duleedka Degmada Maygaagle ee Gobolka Cayn.

Read more...

 

PostHeaderIcon Soo dhaweyntii Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe iyo Caaqil Cali Cabdi Cali


Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe iyo Caaqil Cali Cabdi Cali ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Muqdisho waxaana Garoonka Aadan Cadde International Airpot ku soo dhaweeyey Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo,G10 iyo waxgarad badan oo ka tirsan dawladda Khaatumo waxana Garaadku uu muddo ku nastay Qolka VIP-da ee Garoonka

Read more...

 

PostHeaderIcon Xaflad Si Heer Qarana Loo Soo Agaasimay Oo Lagutaageerayey Boqor Cabdi Laahi Axmed Cali Oo Kadhacaday Dagmada Ceegaag Daawo Sawiro+Video

 

Xaflad Si Heer Qarana Loo Soo Agaasimay ayaa kadhacday magaalada Ceegaag taaso oo lagu taageerayey boqor cabdilaahi axmed cali islamarkaana Lagaga Soohorjeeday Kooxaha Qaswadayaasha ah Ee Baahiyey Warqada Waxba Kamajiraanka Ah Ee Ay Sheegeen In Boqorka Xilka Lagaga qaaday

kuwaas oo lagu tilmaamay in ay kamid yihiin kooxo yar oo fara kutiris ah oo qas kadhex wada beesha xuseen siciid

 

hadaba Xafladan ayaa ahayd xaflad so wayn loo soo agaasimay isla markaana ay siwayn uga dhex muuqdeen odayaasha ugu magaca iyo maamuska wayn beesha xuseen siciid  waxa ayna dhamaantood siwayn u canbaareeyeen kooxaha fidma walayaasha ah ee beesha dhexdeeda ka wada qaska iyo fur furka

Last Updated (Monday, 07 May 2012 20:11)

Read more...

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>