|
|
Hoyga Wararka iyo Suugaan Buuhoodleweyne iyo shaxdii baabulaadegeye
Madaxweyne Biindhe oo warbixin bixiyey nala dhageyso

Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo mudane Cabdi Nuur cimi Qaaje(Biindhe) Oo baryahanba safar shaqo ku joogay magaalada Moqdisho ee caasimada Dalka soomaliya,ayaa Tvga calimaga ah Ee somalisat Xafiiska magaalada Moqdisho waraysi Uu siiyay kaga xog waramay waxyaabaha uu ka qabtay inta Uu joogay gaalada moqdisho.
Klick här/Riix halkan >>>>
|
- Ururka laga taageero Burco iyo Hargeysa ee Al shabaab oo u hanjebay Dowlad goboleedka Puntland state of Somalia
- Madax Wayne Axmed Karaash Oo Siwayn Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Taleex
- Qarka magaalada Xudun dagaal ka dhacay ayaa la sheegayaa in 9 mujrim oo ka soo jeeda Beesha Isaaqa ama SNM-ta soo duushay ay halkaa ku baqtiyeen ka dib markii ay mujaahidiinta xaq udirirka Khaatumo state ay fooda isdareen Shalay
- Shirweyanaha Dangarad 1 Ee Baasha Jaamaca Siyaad Oo Soo Gaba Gaboobay maxaase Kasoo Baxay








Dhiiglihii dilay Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo markii gacanta lagu soo dhigay, oo la waraystay ayaa sheegay Qabiilka uu yahay , wuxuuna ninkan uu sheegtay markii shacabkii qabtay ay Waraysteen inuu ka soo jeedo Beel ka mid ah Beelaha Hartiga , haddana markii ay la wareegeen isla markaasna ay baareen Ciidamada CID-da- Puntland ayuu sheegay inuu ka soo jeedo Beesha Isaaq , Habar Jeclo, Aadan Madoobe , laakiin Hooyadiis ay tahay Dhulbahante (Saciid Harti).


















Dhamaan waad mahadsantihii









