Khaatumo state of Somalia waa Maamul ka jira gobolada SSC. Sool, Sanaag iyo Cayn. Waana maamul ka soo hor jeeda kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya
Somalia 2012-09-10 waa maalinta dowlad rasmi ah loodoortay Jamhuuriyada Somaliya