|
|
Iska Illaali Shirkada Dhiigshiil oo dagaalka ku taageerta SNM Markasta

Qaar kamid ah Odayaasha shirka uga socdo magaalada muqdisho aya canbareyey shirkada Dhig shiil Ee Ushaqeysa maamulka silaanyo,waxayna ku tilmameen inaysan ka mid ahayn shiekadaha caawiyey xiligii abaarta dadka soomaaliyeed.
Nabadoon cali Xasan Ibraahim oo kamid ah odayaasha ka qeyb galaya shirka ika socda magaaladsa muqdisho aya sheegay inaysan shirkadani ahayn mid kamid ah shrkadaha soomaalida laakiin aydad gaara ushaqeyso madama aysan caawin xiligii abaarta ku dhufatay koonfurta iyo badhtamaha dalka soomaaliya.
Shrkada dahabshiil oo hada magaceedii uu badaley dhigshiil kadib markii ay bilow day inay sihoose ugu shaqeyso madaxtooyada gargaysa aya waxa soo wajahay dhaqaalo la’an markii dadkii istic maali jirey ka carareen.
dhanka kale cabdulahi siciid cali xuseen oo asagana kamid ah odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inay shirkadani ku fashil matay adeeg yadeeda madama ay san jirin wax cawin ah oo ay gacan ka geysatey wakhtigii abaarta weyn ku hab satey shacabka koonfureed.
hadaba waxa muuqata in laysku racay bulshada soomaaliyeed hagar daamada shirkadani ay ku leedahay yadoona horay u bixin jirtey hubka aycfiidamada silaanyo ku laynayaan shcabka Khaatumo.





















Dhamaan waad mahadsantihii










