|
|
Wararka naga soo gaadhaya Hargeysa iyo Garoowe ayaa sheegaya in Horgalayaasha u dhashay Khaatumo ay Shaqo laani soo foodsaartay
Waxaa Shaqo la aan iyo welwel soo foodsaaray Horgalayaasha u dhashay khaatumo state, tuugsada magaalooyinka ama xukoomadaha deriska la ah Khaatumo state ilaa iyo hada waxaa soo baxaysa in uu sii gabaabsiyehay isticmaalkii horgalayaasha oo awel hore ahaa tikniiga lagu haysto dulka Khaatumo state.
Horgalayaasha ayaa hada waxaa soo foodsaartay shaqo al aan iyo ubaahnan al aan aysan meela wax lajoogin. Dhulbahante wuu ka baxay Puntland sidaas daraadeed waa in beesha majeerteen ay fiiriyaan beesha u qabankarta xilkii geed ka ga anta Dhulbahante u ahaan jiray waa madax weyne ku xigeenka ee,
SNM Land-na wax naga dhexeeyaa majirto Soomaaliyana maanta ninkastaa dhulkiisa isagaa xukumaya oo majiro reer, reer u talinaya. Marka Siil aanyo waa in uu iska caydhiyaa tuugta lacagta uu ka qaata lacagtaana waa in aysiiyaan dadkooda ku haboon sida kuwa abaaruhu ku xaganayaan xeebaha dhulka Isaaqa sida saaxin iyo agagaarkeeda.
Last Updated (Thursday, 19 July 2012 21:24)





















Dhamaan waad mahadsantihii









