|
|
Madaxwaynayaasha Khaatumo oo Kormeer ku Maray Deeganada Buura-Wadal God-Qaboobe,Faliidhyaale iyo Xeryaha Ciidanka ee Aaga Sool.
Golaha Madaxtooyada Ee Maamulka khaatumo ayaa Kormeer ku kalabixiyay Deeganadii ay Shalay Ciidamada maamulka khaatumo kala Wareegeen gacanku haynta Ciidamada Punltaland oo iyagau hore halkaa ugu sugnaa.
Deeganadaas ay mmadaxda maamulka khaatumo ay kormeerka iyo indha indhayn kumareen Waxaa kamid ahaa Deegmada Buura-wadal, God-Qaboobe,Faliidhyaale iyo Xeryaha Ciidanka ee Aaga Sool, kuawsoo u kuurgalayaya Xalada Ciidamada maamulka khaatumo ee Kusugan Jiidaha Nugaasha.
Madaxda Kormeerkan kumarayay Deeganadaas Ayaa Waxaa Hor kacayay Maxdax Wayne Axmed karaash,Waxana Ku waheniyay Qaarkamid Kolaha Madaxtooyada maamulka Khaaatumo iyo Waliba Golaha wasiiradaa, Taliyayaaha Ciidamada Khaatumo oo ay kamida hayeen madaxwayne Indho-Sheel iyo raxan Wasiira ah.
Kormeerkan ayaa Imanaya Xili Maalinamii shalay Ay ciidamada maamulka khaatumo ay isku kala bixiyeen Deeganada Buura-wadal, God-Qaboobe,Faliidhyaale iyo Deegaano kale ba.
dhinaca kale Wararka Naga soogaadhay Maahgalada Tukaraq Ee gobolka sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii maamulka Puntland Ee Halkaa Kusugnaa ay lasoo daristay Cabsi iyo walwal






















Dhamaan waad mahadsantihii









