|
|
Wararkii Ugu Danbeeyey iyo Shilkii Fanaanada Qaranka Saado Cali Oo Dhaawac Sahlan Ah
Wararkii Ugu Daneeye iyo Faah Faahin Kasoo Baxaysa Fanaanadii Qaranka Saado Cali Warsame Oo Galabta Shil Gaadhi Ku Gashay Inta Udhaxaysa garoowe iyo gaal kacayo waxa ayna wararkii ug dabeeyey ee nagasoo gaadhaya magaalada gaal kacayo ay sheegayaan in ay Fanaanada Qaranka Saado Cali Warsame ay tahay dhaawac sahlan
isla markaana lagu dabiibayo Cusbitalka Wayn ee magaaalada garoowe waxa kaloo wararku intaasi k darayaan in ay tiro kale oo dhaawac ah oo kadhashay khasaaaraha shilka gaadhigu ay ku jiraan Cusbitalka Wayn Ee Magaalada Garoowe isla Markaana ay dhaawaca ugu sahlantaahay Fanaanadu Dhawaca Soo Gaadhay Ayaa Ah Mid Jugo Jugo Ah Balse Uusan Ahayn Dhawac Wayn
Wixii Faah Faahin Ah Kala Soco Wararkaaga Danbe
Last Updated (Friday, 20 July 2012 17:46)





















Dhamaan waad mahadsantihii









