|
|
Hadaa awood waayey ma inkaarbaan waayey Khaatumo seeg loosoo gel
Waxaan lawada soconaa in beel weynta Dhulbahante iyo dadka ama umada la degtaa ay leeyihiin il iyo inkaar intaba, Waxaa umada degta SSC ay samaysata maamul ugaar ah oo ka madax banaan Somali diidka iyo Puntland labadaba. Marka waxaa jirta faragelin ay iska kaashadeen labada dhanba oo ay rabaan in ay ku soo afjaraan maamulkeena Khaatumo state of Somalia. Oo ku dhismay rabitaanka umada SSC degta.
Dadka loo adeegsanayo waxaa kamid ah dad kamid ah umada SSC oo iyagu rabay oo keliya in ay shaqsi ahaan wax noqdaan uu una cadcadaad markii uu jiray Kacdoonkii xoriyad doonka SSC. kuwaas oo iyagu dano gaar ah watay, kuna maxaabsanayey umada iyo rabitaankeeda ah in laga madax banaanaado Labada huryo ee hareeraha innaga kalaxiga.
Marka waxaa Illaah kuriday inkaas dadkan khaatumo Hagardaamaynayey sida
Ina Xaabsade ( qalayl qaaday)
Taleex media
Abdi Halas
Ina Cambaash oo waashay
Ina cali shire kansar
iyo kuwo kale oo badan
Last Updated (Saturday, 21 July 2012 23:14)





















Dhamaan waad mahadsantihii









