|
|
Libaax waa ninka bixiyey walee anaga iyo Isaaq isdhawran mayno ayaa Haatan Khaatumo qabtay hogaanka koobaad ee madaxnimo
Madaxwene xiliyeedka maamulka Khaatumo State of Somalila ayaa waxaa si rasmi ah loogu wareejiyey Maxamed Yuusuf Jaamac “Indhasheel” oo ahaa ku xigeenkii koowaad ee madaxweynaha haatan xilka wareejiyey Axmed Cilmi Cismaan “Axmed Karaash”.
Waxaa xalay saqdii dhexe la wareegay xilka dowlad goboleedka Khaatumo state of Somalia Madax weyne nihii kaalinta labaad ee sadexda hogaamiye ee kaalinta koobaad ee hogaanka gobolada SSC. Maxamed Yuusuf Jaamac “Indhasheel” oo ah nin aad iyo aad u mayal adag
ayna ku dheertahay qadiyada iyo jiritaanka umada degta SSC ee Khaatumo state. Waa muwaadi raba in dhulbahante iyo inte la degtaaba ay yeeshaan idhidhintet kana kdagaalama in aannaan ku abtirsan waxna lawadaagin Beelaha boob doonka Dirta waqooti.
Waa in aan qadiyadiisa laga yaabin in uu uga tago nin ay isdagaaleen sida looga barta siyaasiyiinta dhulbahante. beryahan dambaba.
Taas oo aan hada haysataan cadaymo badan. oo indhihiina ku filan.
Last Updated (Monday, 23 July 2012 10:39)























Dhamaan waad mahadsantihii








