|
|
Tacsi ku socota dhamaan dadka dega Gobolada SSC Maamulka Khaatumo state inkasta oo tacsidani ay webka hore uga baxday hadana waxaa soo toosay buudigii qadiyad loowaha ahaa.

Waxaa illaa iyo intii uu issisoo shaac saaray gudoomiyihii hore ee kacdoonkii xoriyad doonka SSC dhalayna Khaatumo state of somaliya hada, in uu noqday Horgale nr 43.
Waxaa dad badan ku dhacday jaah wareer iyo u qaadan waa ay u qaadan waayeen meesha uu ka soo baxay ninkii beryahanba dhuhlaynayey ee lagaran la´aa waxa uu la aamusnaa lana fadhiyey Buuhoodle lana wareegayey marba duleedka SNM sida mar Djabuuti halkaas oo uu ka soo qaatay SNM-ta 100 000 oo US dollar ah.
Dhawr jeerna uu dadka ugu sheekeeyey waxaan u safrayaa Dubai laakiin sida warar sir ahi sheegeen in uu hargeysa ka degey dhawr jeer oo qarsoodi ah.
Marka waxaa loo sheegayaa dhamaan umada iyo dadka Taageera ururkii SSC iyo Dawlada Khaatumo in Ina Ciise Ahmed Kaar uu naga Dhintay. Hadana aan dadka uga tacsi yadeynanno Dhimashada ku timid Aabihii Qadiyada Maan ta Reer khaatumo hadhsanayaan.
Kabiitalkaas halkaas halagu xidho Insha Allaah
Waa geeri naxdinleh ee arintaa Illah samir iyo iiman naga wadda siiyo AAAAAAAAAAAAAAamin AAAAAAAAAAAAamin





















Dhamaan waad mahadsantihii










