|
|
Wararka naga soo gaadhaya Caasimada Gobolka Cayn saaka

Xaalada caasimada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa la sheegayaa in ay ok tahay dad kuna ku jiraan waqti rabadaan oo danyartu ay aad iyo aad u culustahay, Laakiin dhanka biyaha waxaa lasheegayaa in ah weli tahay ok oo aan wax biyo dhaamis ahi uusan ka jirin illaa hada.
Suuqa suuqa xoolaha ayaa iska fiican. Caafimaadka iyo wax barashada ayaa si habsamiyo usocda.
Waxaa ka jira oo u shaqaynaya si rismi ah maamulkeena Khaatumo state of Somaliya, waxaa jirta colaad ku furan oo markasta dadku uu difaac iskaga jiro, iyada oo lafilayo in ay xabadu afka ka bixi doonto mardhow hadii aysan mujrimiinta´, ka fadhida reer guuraaga ceelashooda sooljoogto iyo Maygaagle aysan ka bixin, waayo ceelashan ayaa waxaa lagu jiraa wakhtiyadii ugu baahida badnayd ee jiillaalka.
waxaa jira dad la sheegayo in ay la kulmeen Siil aanyo iyo Firdhiye Faroole oo dib ugu soolaabtay magaalada, dadkaas oo reer koodii ah gacanbi ah ku haystaan hada, waayo maanta Buuhoodle iyo Khaatumo uma baahna Horgale Cusub. oo horleh.





















Dhamaan waad mahadsantihii









