|
|
Shir degmada Boocame loogu samaynayay golaha degaanka oo kadhacay magaalada Boocame
Shirbalaadhan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta ka dhacay xafiiska ururka dhalinyarada ee khaatumo daryel dalka iyo dadka ee degmadaboocame, shirkan oo ay ka soo qayb galeen odayasha degaanka ururada hooyooyinka iyo dhalinyarada ayaa lagaga hadlayey sidii degmada loogu samayn lahaa Maamulka Degmada ,kaas oo qayb ka noqondoona horumarinta iyo dhaqaajinta maamulka khaatumo state of soomaliya
Sidoo kale kulanka ayaa laga hadlay sidii loogu dadaalihaa sidii magaalada boocame looga ururinlaahaa cashuurta tasoo lagaarsiinaya dhamaan Degmada Boocame iyo Deegaanada hoostaga Degmada. sida karin garfood ,fardhidin tukaraq dan buura wadal iyo degaan kale oo badan
Shhirkan maamul samaynta ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalin yarada ee khaatumo daryeel dalka iyo dadka ayaa ku dhamaday guul iyo heshis ah in maamulkii degmaada sida ugu dhaqasaha badan loo sameeyo.
Realtaleex News Desk.






























Dhamaan waad mahadsantihii









