BBC SOMALI

 

 

 SUBAXNIMO
 DUHURNIMO
 GALABNIMO
 HABEENIMO

 

 

VOA SOMALI

 

 

SUBAXNIMO
GALABNIMO
HABEENIMO

 

PostHeaderIcon Gabaygii waano Bila Adan

Show text-ads on your Website or Blog with BidVertiser.

PostHeaderIcon Darwiish Jaamac Biixi Kidin

PostHeaderIcon Maama khaatumo

PostHeaderIcon Beelo ka tirsan Beelaha Daarood oo Baaq u Direy, Shiikh Shariif Dr Cabdiweli, Shariif Xasan, Mahiga, EU, AU, IGAD ,USA iyo UK

Tan iyo markii ay Bilowdeen Kulamada looga arrinsanayo  Arimaha Dastuurka Qabyada iyo Soo xulida Xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka Soomaaliya waxaa isa soo tarayey Cabashada ka imaaneysa beelaha Soomaaliyeed ka dib markii ay sheegeen in la gacan Bidixeeyey islamarkaana lagu sameeyey Cadaaladdaro weyn  Afar Beelood oo ka tirsan Beelaha Daarood kuwaas oo kala ah Geri Koombe, Kaskiqabe, Geesaguule iyo  Absame ayaa soo saarey Qoraal ay kaga cabanayaan Beelaha Daarood

 

Afarta Odey Dhaqameed ee Hogaamiya Beelahaan Tirsanaya Cadaalodarada ayaa Qoraalo ay soo saareen ku wargelinaya  Ergeyga Gaarka ee   Qaramada Midoobey ee Soomaliya Midowga Afrika, Igad , Midowga Yururb  , Mareykanka iyo Ingiriiska waxayna  ka codsadeen in ay gacan ka geysteen sidii Afartaas beelood ee ka tirsaan beesha Daarood ay u heli lahaayeen Xaquuqdooda islamarkaana uga qayb qaadan lahaayeen Geedi Socodka Hanaanka kala guurka ee Soomaaliya,

“Waxaan ugu baaqeynaa in Beesha Caalamka in ay nagu taageeraan sidii ay qayb libax aan ugu qaadan lahayn  Ansaxinta Dasuurka Qabyada , iyo Soo xulida Xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka soomaaliya “ayey ku yiraahdeen Qoraaladii ay u kala direen Beesha Calaamka iyo Dowladdaha Daneeya Arrimaha Soomaaliya  iyagoo sheegey in ay Cadaalodarro soo jireen ah ay ka tirsanayaan Beelaha kale ee Daarood  maadaama ay yihiin dad  doonaya in ay ka qaybqaataan meelaha looga arrinsanayo Masiirka Ummada  Soomaaliyeed.

“Waxaan rajeyneynaa in Codsigeena iyo Baaqeena ay  u Dhegraariciyaan  Ururad Dowliga iyo Dowladaha sida aadka ah u daneeya arrimaha Soomaaliya “ayey yiraahdeen Hagaamiyaashaas Dhaqan ee Hogaamiya Afartaas Beelood  waxaana hoos aad ka heli kartaa   Qoraalkii ay soo saareen   Suldaanada,Ugaasyada,Garaadada Beelahaas   isagoo ku qoran Afka Ingiriiska  waxaana ku saxiixnaa Qoraalkaas.

1-Ugaas CabdiraxmaanCismaan Sagal Elder of (Geri Kombe )     00252615531375

2-Suldaan Saciid Guuleed Muuse    Elder of (Kaski Qabe)          00252616250919

3-Garaad Cabdulahi Maxamud   Dacar Tamaam  Elder  (Geesa Guule)  00252616264601

4-Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim   Elder (of Absame and their Uncle)  00252616263476

Somali Republic

To :Present  Somalia

To: Prime Minster Somalia

To: Chairman Parliaments

To :Un  Envoy Somalia

To :IGAD

To :AU

To :EU

To :USA

To :UK

From  Some Darod Clans

Re: Requesting Justice

We Are Following Clans From Darod

1-Gari Koome

2-Kaskiqabe

3-Geesa Guule

4-Absame Except Ogaden            

Were  Requesting  From You to  give us your  Supports The Above Clans to get Their rights to Participate  On Going Process Like Member  of Elders  And Constitution Assembly   And Parliaments .

There Fore We Are Requesting you to Suspend Daarood  Clan to go forward until we solve the dispute and to implements   justice in the ongoing process,We Wish from you to Supports the justice and Help us to get our rights to participate in following Federal system

Signed by

1-Ugaas CabdiraxmaanCismaan Sagal Elder of (Geri Kombe )     00252615531375

2-Suldaan Saciid Guuleed Muuse    Elder of (Kaski Qabe)          00252616250919

3-Garaad Cabdulahi Maxamud   Dacar Tamaam  Elder  (Geesa Guule)  00252616264601

4-Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim   Elder (of Absame and their Uncle)  00252616263476

 

Qore: Maxamuud Axmed Xasan

 
Adan Carab

About Adan

Maxuu itaray ministarkii

Guul

Digniin

Faalo

Biyo

Tolka

Mahdabti

Dhuldheer

Minister

Qooq-Dhufaan

Alla Habi la'aa

Sayid Mahamed Abdille

Taarikhdii Sayidka

Hirsiyow

Rayidow

Badaha

Gudban

Miinanle

Majaajil

Jiinley

Koofil

Harti

Xiin finiin

Maqashiy

Xasanow

Hanfiiyo

Laable

Dardaaran

Weeye

Jamac kediye

Boocame

Sabaan

Naf

Waqdari

Camiran

Saadaal

Belaayo

Xaajo

Qawlka

Heshiiya

Khaatumo security office


Digniintan waxaa soo soo ray xafiiska
sirdoonka
Khaatumo state of Somalia (XSKHSOS)

1,XaloJebiyey oo Alkoliste ku noqday
hargeysa xarunta dhimirkana
Boos kawaayey

2.Keyse Abdi yusef oo lacagtii 
Biirta iyo qaadku ay u goyseyeen

3.Ina Xaabsade oo kansar wadnaha
iyo maskaxda ku dhuftay
oo garaabo ah

4.Ximaar Jeeni yare oo Buufis ku dhacay
Gabadh yarna kufsaday intuu
Xadhigsuge

5. digniin culus

Info@allcayn.com
ku soo gudbi sirta aad hayso

Ahmed Dirir
Khaliif Sheekh Maxamuud
Maxamed Fiin
Abwaan Suusle (xaq udiriir)
Abwaan Weedhsame


1-Qalcadii Taleex

Hadii aad haysid Gabayo uu leeyahay abwaankan
Weedhsame noogu soo gudbi emailka fadlan
Info@allcayn.com

Nuur Aadan
Abwaan farxaan cumar Selwe

Hadii Abwaanka ay labo gabay oo uu leeyahay
ay nasoo gaadhaan waa uu ka baxayaaa bogan
oo wuxuu xaq u yaalanayaa bog isaga ugaar ah
<<<----------------------------------------->>>
1-Horgalloow SNM tagtay
2-Budhcad Gabay
3-
4-
5-

Waxaa soo foorleh gabayo badan oo uu
tiriyey abwaanku Abwaan warxaan

Dawlad Goboleedka Khaatumo



Khaatumo state of Somalia waa
Maamul ka jira gobolada SSC.
Sool, Sanaag iyo Cayn.
Waana maamul ka soo hor jeeda
kala jarka Somaliya. waa Halgamayaal soo
jireen ah illaa laga soo bilaabo Daraawiish oo aad
ka dheehankarto faraska ku jira calankayaga 1900-todag
illaa liya qaran nimada iyo jiritaanka Somaliya

Somalia 2012-09-10
waa maalinta dowlad
rasmi ah loodoortay
Jamhuuriyada Somaliya

Digniin culus oo ku socota Isaaqa
Allcany Office

Dhamaan waad mahadsantihii
Soo booqashada webka.
Our policy
1.Khaatumo
2.Runsheegid
3.Wax qarin la´aan
Lasoo xiriir webka>>

Khaatumo waa muqadas


Somaliland out of our country
there is no relationship
between us

Ciyaara caruurta
Abwaan Dhagacade
Who is affected by the genocide
Tuug xun Cadow toosiye

Waraysiga caawa iyo Abaaqaroow
Khaatumo 2013 Stockholm
Al fanaan Dagacade 2013
Web Director A.A Shaxda

1- Khaatumo Waa muqadas biykamadhibcaan

2 SNM-tu oo ku kungoowdey
London .Read More

3. Gobolkiina dhista
oo nabadeeyo noona dhaafa
ku wayaga.

Libdhi Maysid Lascanod
Polls
Horjoogaha SNM Siilaanyo waa ina Bureeqa ee?
 
Web Hits Counter
Suugaan

Suldaan Timacade 
Somaliya

1- Halkan Riix>>>

Sheekh Ahmed

iyo Kediye

Halkan Riix>>>