|
|
Isaaq gaadmo iyo badheedhe midna reer Buuhoodle wax kaga qaadimaayo, halayska caydhsho uu horgaleyaasha hoosaasinta wada

Wararka kasoo baxaya gudaha magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in caawa laga shakisan yahay, Weerar gaadmo ah lala damacsan yahay Magaalada Buuhoodle.
Wararkan ayaa kasoo baxaya xogo laga helayo gudaha maamulka SNM ee Hargeisa yadoo la sheegaya in lagaga dhawaaqey magaalada Hargeisa ee maamulka SNM in weerar gaadmo ah lagu qaado caawa magaalada Buuhoodle ee xarunta G/Cayn.
Hadaba waxaa durbaba diyaar garow baaladhan lagaga jiraa goobaha jiidaha hore ee Sooljoogle iyo Meegaagle, Yadoo ay markaasi difaacooda xidhanayaan ciidamada xaquldirirka ah ee maamulka goboleedka Khaatumo State.
Sikastaba ha ahaatee Weerarkan gaadmada ah ayaa ah mid aan wali xogtiisa dhabta ah la xaqiijin balse la tuhunsan yahay, Yadoo haatan labada dhinac ee ciidamada is horfadhiyaaba ay ku jiraan diyaar garoow balaadhan oo markaasi sawaxankoodu isu baxayo.





















Dhamaan waad mahadsantihii









