|
|
Zamzam Oo Orodkii kalinta 7-aad ka gashay dadaal aad u fiicana muujisay

Zamzam Maxamed Faarax oo kamid ah dhalin yarada u matalaysa dhalin yarada Soomaali Ee Ka Qeyb galaya Ciyaaraha olombikada aduunka Ee ka Soconay London .
waxa maanta tartan siweyn uga furmay london. Zamzam Maxamed Faarax ayaa oroday orodka 400 ee Kilomiter,waxana lagumac nayn karaa inay muujisay dadal dheeri ah..
Zamzam Maxamed Faarax ayaa noqotay qofkii ugu danbeeyay ee soo gaara diilinta guusha, wax badan ayayna ka danbaysay gabdhihii kale ee la tartamayay,waxaana durbadiiba Soomaalida ka bixiyeen jawaabta oo ah inay dal bubur ah ay u tar tamayso
Last Updated (Saturday, 04 August 2012 10:42)





















Dhamaan waad mahadsantihii








