|
|
Maayirka gobolka Buuhoodle Oo Wareysi Siiyey Idaacada Radiossc Codka Shacabka Khaatumo
Maayirka Gobolka Buuhoodle ee maamulka goboleed Khaatumo State ” Cabdicasiis Ducaale Qanbi” Ayaa ka war bixiyey waxqabadka maamulka Khaatumo State ee gobolka cayn ka socda, Sidoo kalena ka warbixiyey cashuurta ka hirgashey Gobolka Buuhoodle isagoo markaasina sheegay inay meel wacan mareyso.
Maayirka Gobolka Buuhoodle ayaa sheegay in waxqabadka xubnaha gobolka cayn ee maamulka Khaatumo State ay markaasi meel wacan wax marinayaan, Isla markaana ay kasoo baxeen xilkoodii walina wataan waajibkooda u hadhsan, Waasida uu hadalka u dhigaye.
Hadaba hoos ka dhageyso wareysiga maayirka Gobolka buuhoodle Cabdicasiis Ducaale Qanbi
Last Updated (Saturday, 04 August 2012 20:27)






















Dhamaan waad mahadsantihii









