|
|
Maxaad ka taqaan Dhiigshiil iyo burburka Somaliya iyo caawinta uu caawiyo Al Shabaab

Maxaad ka Taqaan Dhiigshiil?
Waan mulkiga leh Dahabshiil waa qandaraasaha maamulka Siilaanyo
Waa nin aan wax barasho laheen oo reer miyanimada ku raagay (Un-Educated).
Waxaa uu maga Dhiigshiil uu kula baxay waxa uu Burco ku lahaa bilawgii sanadahii (80),
Waxa uu ku can baxay Naxariis daro Baaxad leh oo ku hayey Shacabkii reer Burco halkaas
Ayaa magcu ka raacay.Somaalidu waxay tidhaahdaa magic bilaash kuma baxo.
- waxaan ka soo weriyay nin baayac mushtar ahaan jiray oo reer ceergaabo ah uu lacag dhan
100000-Shiln) oo uu Ninkaas u hayey siiyay isagoo Dagaaladii sokeeya u soo haajiray Muqdisho.
Kadib waxa uu noqday oo Siilaanyo ka dhigay ninka jamhadii SNM u qabta lacagta dadka debada jooga soo diraan. Waa ninka faa’iidaysta waqtiga markasta oo uu Siilaanyo Madax meelka noqdo
Ku lamaan oo wiliba aad ugu dhaqma “Qabiilka”.
Hadaan maqaalka Dulux diisa u soo dego,Maxamed saciid Dhiigshiil 22 – sanadood ee wadankii somaaliya uu burburay waxa uu ku dhex jiray dagaal Qabow oo dadka inyari ogtahay.
Waxa uu qayb weyna ka qaatay dagalkii Burco uu lagalay Garxajiska.Isagoo awooda lacagtiisa dhaqaale istic maalaya ka muusan maqneen dagaaladii dadka walaalaha ah ku dhex maray magaalo
Madaxda Muqdisho.Xaga dowladahii soomaray Somaliland;ee “Cigaal iyo Dahir Riyaala” way iska ilaaliyeen inuu siyaasada soo galo oo ku dhex milmo.
Si kastaba ha ahaatee “ Maxamed saciid Dhiigshiil” waxaa uu xooga saaray oo uu ku guuleystay
Inuu Siilanyo Madaxweyna noqdo.Shacabka reer Somaliland waxay kuu sheegayaan inuu jiro Madaxweyna Labad(2)oo ka dadku yaqaaniin ka awood badan waa “DHIIGSHIIL”.
Waa ninkii ka danbeeyay Dagaalkii “Kalshaale,Sooljoogto,Megaagle,Halkaas oo dadbadan oo Rayid ah ka soo jeeda Gobolka Cayne oo Kumayaal kor udhaafay lagu laayay.
Dhiigshiil waxii uu maal & Xoogba la’haa waxa uu hor yaal ka yahay Dagaalada ka socda Gobolada SSC,kii ugu danbeeyay dhacay 29/11/12 Xudun.
- Ceelasha batroolka ee Holhol: Waxa maamulka SNM& Dhiigshiil heshiis la galay shirkado batroolka baadha.
Khubaro shirkadahaas ka socda ayaa Dhiigshiil damacsanyahay inuu keeno Holhol oo ka tirsan degaanka Xuddun.Bulsho weynta Somaaliyeed waxaan leeyahay in Dhiigshiil meel looga soo
Wada jeesto maadaama uu Dagaalada wadanka Somaaliya ka dhaca meelkasta uu lug ku leeyahay
Midtoosa iyo midqarsoon. Waxaa lasoo xaqiijiyay marka laba beelood oo Somaali ah Diriraan inuu yahay ninka Hubka ka gada.Dhiigshiil wadanka somaliya ee degi waayey Qayb weyna buu kuleeyahay.
Isagoo ka baqsan hadii dowlad weyna la’helo inuu meesha ka baxaayo,Si meel aad uga soo wada jeesataan waxa aad u sahlan oo shacabku sameen karaan waa inay ka beydhaan in ay lacag ka dirtaan,Taas ayaa horseedaysa Baaba’ii “DHiiGshiil iyo Dhalashadii Bangi Dowlada Somaaliya oo
Xor iyo xalaal ah. iyo hada oo uu sanadihii ugu dambeeyey gacansaar weyn la lahaa Al Shabaab.
Wa billahi Tawfiq
CabdiNasir/……..
London.2012..





















Dhamaan waad mahadsantihii









